Sundus Cargo & Shipping LTD

Sundus Cargo & Shipping LTD Sundus Cargo and Shipping limited was formed in 2012 we take the cargo's from dubai to somalia Djibouti and kenya.

03/10/2014

waxaanu la socod siinaynaa dhamaan macaamiisha in ay kala socon doonaan dhamaan macluumaadka iyo cargo gooda account ka iyo password ka aanu horay ugu soo dirnay mahadsanidiin Sundus Cargo & Shipping LTD Dubai U.A.E

24/08/2014
madaxweynaha dowladda puntland oo dekkeda jabuuti booqasho ku maraya
24/08/2014

madaxweynaha dowladda puntland oo dekkeda jabuuti booqasho ku maraya

01/08/2014

waxaanu ka cudur daaraneynaa hakad kii ku yimid cargo gii shirkadaha towfiif,inddha deero,iyo boolimoog spare parts iyadoo sabab u ahayd shaqaalaha shirkada sundus cargo and shipping oo fasaxii ciidul fidriga badankood maqnaayeen waxaanse u sheegaynaa in hada shaqaalaha oo dhan fasaxii bisha ramadaan iyo ciida kasoo laabteen hawshana aanu laba jibaareyno haduu eebbe raali ka noqdo.
mahadsanidiin.
chief of staff of
Sundus Cargo & Shipping Limited
Headoffice
dubai UAE

05/07/2014

Waxaan ugu bishaareyneynaa dhamaan ganacsatada soomaaliyeed in aanu cargo kasoo qaadi doono wadanka china laga bilaabo 08/07/2014 oo aanu u geyn doono wadamada U.A.E & Djibouti Somalia Somaliland & kenya gool kayagyu waa inaanu kor u qaadno ganacisga somaaliyeed meel kasta oo ay dunida joogaan ayna ku qancaan hawsha aanu u hayno aaminaad kalsooni dag dagsiimo waa balanteena.
Sundus cargo & Shipping LTD
Marketing Manager
Abdulaahi Yaasiin Aw Nuur

Jubba Airways yesterday at Egal international airport Hargeisa somaliland
04/07/2014

Jubba Airways yesterday at Egal international airport Hargeisa somaliland

Ha moogaan Jubba Airways.......
04/07/2014

Ha moogaan Jubba Airways.......

21/06/2014

Waxaanu ugu bishaareyneynaa dhamaan shacabka somaaliyeed in shirkada Sundus Cargo & Shipping LTD ay share boqolkiiba shan iyo afartan ah ay ka iibsatay shirkadda diyaaradaha ee jubba airways kadib wada hadalo mudo uga socday dubai xubnihii matalaayay mulkiilaha shirkadda Sundus cargo & shipping ltd iyo madaxda Jubba Airways ay heshiis ku kala saxiixdeen maanta oo sabti ah taariikhduna tahay 21/06/2014 magaaladan dubai.
waxaana mahad u celineynaa xubnihii matalayay mulkiilaha Sundus cargo oo uu ugu horeeyo abdi ladiif axmed cumar iyo masuuliyiintii jubba airways oo uu hogaaminayay Dr salaad sheikh daauud.

Marketing Manager
Sundus Cargo & Shipping LTD
Fuaad Xasan Dubad ( Fuaad indho ).

17/06/2014

waxaan u sheegeynaa shirkadaha qaarkood page kan nagala socda oo dhamaantood aanu gaarsiineynay massage kan.
In markabkii allaa bin sabaax oo u amba bixi lahaa mombasa kenya khamiistan oo taarkihdu ku beegantahay 19/06/2014 inuu dib u dhac ku yimid safarkaas oo oo bixi doono sabtida oo taarkhdu tahay 21/06/2014 insha allah.
waanu ka cudur daaranaynaa ganacasada reer kenya oo ay ahayd in cargo goodu baxo khamiista waanu ka xunahay laakin wax anaga na qoseeya mahan ee waa dhanka markabka oo cilad laga hagajinaayo insha allaahu waanu idiin dadaaleynaa in aan dib u dhac dambe dhicin.
Regards
yaasiin cabdirashid muuse
Operation Superviser
Sundus Cargo & Shipping Limited
Head office
Dubai

11/06/2014

Waxaan aad ugu mahad naqaynaa agaasimaha dekkeda Djibouti Cabdi casiis maxamed guled oo runtii noo fududeyey in si habsami leh oo hufan aanu u gaarsiino customers kayaga reer jabuuti iyagoo waliba aad ugu faraxsan sida cargo ga si hufan loogu dajiyo. Waxaan kaloo mahad gaara u celineynaa shaqaalaha xafiiska shirkada sundus cargo and shipping limited ee jabuuti. Mahadsanidiin Regards. Nuradiin Osman Dirir Chief of Staff Sundus Cargo & Shipping LTD. Dubai head Office.

06/06/2014

Waxaan aad ugu mahad naqaynaa dhamaan macaamishayada page kan nagala socda anagoo ka cudur daaranayna in baryahan hawsha oo aad u badatay kadib markii aan ka hawl bilownay wadamada Djibouti iyo Kenya aanu idin soo gudbin weyno sida hawsha ay u socoto. Waxaan mahad iska leh Allah oo noo fududeyey hawlahan culus aan u hayno customers kayaga. Mahadsanidiin. Sundus Cargo & Shipping Limited

Address

City Avenue Buildin 4th Floor. P. O. BOX
Dubai
3278

Telephone

0097143331864

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sundus Cargo & Shipping LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sundus Cargo & Shipping LTD:

Share