24/08/2026
π Ma Guuraysaa? Ha Welwelin!
π Hayaan Home Movers ayaa kuu diyaar ah.
β
Guuritaan Degdeg ah
β
Alaabta oo si Ammaan ah loo Qaado
β
Shaqaale Khibrad Leh
β
Qiimo Macquul ah
β
Adeegga Guuritaanka Guryaha & Xafiisyada
Annaga ayaa kuu fududeynayna guuritaankaaga!
π Nala soo xiriir: 0113914593
Hayaan Home Movers β Adeeg lagu kalsoon yahay, meel kasta oo Nairobi ah.