Assad cabdirahman abdale

Assad cabdirahman abdale assad Abdirhma abdale

10/01/2014

Trollhättan, Sweden vs karlaskoga

01/01/2014

Yaya Toure, Drogba Iyo Mikel Oo Isagu Soo Haray Tartanka Abaalmarinta Xiddiga Sannadka Afrika.
Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti

Taariikh: 01-January-2014

798714-13628624-640-360

Yaya Toure ayaa wadada u saaran in loo magacaabo markii seddexaad oo isku xigta xiddiga sannadka qaarada Afrika isagoo ka mid ah seddex ciyaaryahan oo isagu soo hartay abaalmarintan oo maanta lagu dhawaaqay.

Xiriirka kubada cagta Afrika CAF ayaa maanta shaacisay seddexda ciyaaryahan ee isagu soo haray tartanka xiddiga sannadka Afrika oo ay u tartamayeen 10 ciyaaryahan, waxaana Toure uu la tartami doonaa saaxiibkiisa xulka Ivory Coast Didier Drogba iyo ciyaaryahanka Nigeria iyo Chelsea John Obi Mikel.

Cod laga qaadi doono tababarayaasha 54 xul ee Afrika ayaana lagu go’aansan doonaa cida ku guuleysan doonta abaalmarinta oo lagu dhawaaqi doono 9ka bishaan Janaayo xaflad ka dhici doonta Lagos dalka Nigeria.


Xiddigaha ku guuldareystay inay ka mid noqdaan seddexda ciyaaryahan ee isagu soo hartay abaalmarintan ayaa waxaa ka mid ah Mohamerd Aboutrika, iyadoo halyeega Masar uu kooxdiisa Al Ahli ku hogaamiyay koobkoodii shanaad ee Champions League-ga Afrika bishii November.

Yaya Toure ayaa sidoo kale ku guuleystay bishii h**e abaalmarinta xiddiga sannadka Afrika ee ay bixiso BBC.

La Wadaag Maqaalkaan Asxaabtaada:
Facebook1
Twitter1
Google
Pinterest
Tumblr
Wararka Kale Ee La Xiriira:

RASMI: Chelsea Oo Dhameystirtay Saxiixa Traore.
Eto’o Oo Raaligelin Ka Bixiyay Qaladkii Uu Ku Galay Henderson, Laakiin Waxa Uu Ku Adkeysanayaa In Dhacdadii Suarez Aysan Aheyn Rigoore.
Essien Waxa Uu Ka Tagi Karaa Chelsea Bisha Janaayo – Wakiilkiisa.
Didier Drogba Oo Daboolka Ka Qaaday Sida Ay Ahayd Noloshiisa Markii Uu Ka Hoos Ciyaarayay Mourinho.
Didier Drogba: Waxan Ahay Ninka Ugu Nasiibka Badan Champions League.
Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan
Fadlan aragtidaad ka ilaali aflagaado hadalo naceyb abuuri kara, faquuq iwm. Haddii kale aragtidaada ma soo muuqan doonto.

Magaca *

Email *

Kooxda Aad Taageerto

Aragtidaada Halkaan Ku Qor
You may use these HTML tags and attributes:



Tags

Xiiso Leh

About Us
Nagala Soo Xiriir (Contact Us)
Sharuucda Fekradaha Laacib.net
About Us

Laacib.net waa shabakad ciyaaraha ka faaloota oo ku baxda afka Soomaaliga, waxaana la aasaasay 23kii November 2010kii.

Shabakada ciyaaraha laacib.net waxa ay inta badan diirada saartaa ciyaaraha caalami ee kubada cagta, waxaana ay ku dadaalaan sidii ay akhristayaashooda uga haqabtiri lahaayeen baahida ay u qabaan inay la socdaan ciyaaraha caalamka.

Laacib.net waxaa ka go\’an inay idiin soo gudbiso warar xaqiiq ah oo laga soo xigtay ilo muhim ah oo lagu kalsoon yahay, si taasi aan hubinana waxaan mar walba wararkeena raacinaa halka aan ka soo xiganay.

© 2014, ↑ Laacib.net Log in- Posts - Add New - Powered by SMC - Designed by LaacibNet

Adress

Stockholm

Telefon

+46762933142

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Assad cabdirahman abdale postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Utvald

  • Kiss Air

    Kiss Air

    Stockholm Arlanda Airport , Term. 5 Sky City

Dela