DALAB LINK

Call Contact the business

DALAB LINK Ku Soo Dhawoow Dalab link !

Waxaan kaa caawinaynaa dalabka alaabo yaryar,iyo Helida shipping-ka si fudud oo la isku halayn karo.
πŸ“¦ Dalab | πŸ’¬ La-talin | 🚚 Soo-dejin

πŸ“¦ Markasta wuu kuu furan yahay DalabkaagaDalab Link waxa aanu kuu fududaynaynaa helitaanka adeeg degdeg ah, aamin ah, is...
08/01/2026

πŸ“¦ Markasta wuu kuu furan yahay Dalabkaaga
Dalab Link waxa aanu kuu fududaynaynaa helitaanka adeeg degdeg ah, aamin ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.
Waxa naga go’an in macaamiisha aanu siino adeeg hufan oo tayo leh.

πŸ“ Berbera, Somaliland
Near Qoormadoobe Fuel Station
πŸ“ž WhatsApp / Tell:
+252 633 634 467
+252 634 713 140

πŸ›’ Ganacsi Shiinaha Ka Bilaaw, Alaabta Si Fudud U Hel! πŸ›’Ma dooneysaa inaad alaab ka keento Shiinaha adoon dhibaato la kul...
08/01/2026

πŸ›’ Ganacsi Shiinaha Ka Bilaaw, Alaabta Si Fudud U Hel! πŸ›’

Ma dooneysaa inaad alaab ka keento Shiinaha adoon dhibaato la kulmin? Annaga ayaa kaa caawinayna!

βœ…waxa aan kaa cawinayna Helista supplier fiican oo iibinaya alaab tayo leh
βœ… inay alaabtaada kugu soo gaadho degdeg (markabka 40–50 cisho, diyaaradda 10–14 cisho)
βœ… La-talin ku saabsan alaabta ugu fiican ee aad dalban karto
βœ… Warehouse service – Alaabta markay timaado si fudud ayaad

πŸ’‘ Ha sugin! Bilow ganacsigaaga maanta oo ka faa’iidayso adeeg hufan oo dhammeystiran.

πŸ“© Nala soo xidhiidh whatsapp: +25263 3634467 ama call 0634713140
πŸ“ [Berbera, Somaliland]

Address

Road Number 1 (Rd Number 1) In Berbera
Berbera

Telephone

+252633634467

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DALAB LINK posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DALAB LINK:

Shortcuts

Share