Skyway internatinal Aviation

Skyway internatinal Aviation macmiil kusoo dhawoow SKYWAY INTERNATIONAL AVIATION. mahadsanid macmiil.

service yadda aan inii qabanayno waxaa ka mid ah
1: cargo dhameystiran oo lagaaga keenayo dalka dibadiisa
2: jarista dhamaan ticket yadda caalamka
3: waxaan kaloo inii haynaa diyaarad cusub oo route kedu yhy DUBAI - BOSASO.

08/08/2022
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS !!!.Dhamaan Travel agency yadda   waxaan ogaysinaynaa in 08 JUNE 2021 uu inoo bilaabanayo Dul...
02/06/2021

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS !!!.

Dhamaan Travel agency yadda waxaan ogaysinaynaa in 08 JUNE 2021 uu inoo bilaabanayo Dulimaad international ah kasoo Route kiisu noqonayo.

SHJ - BSA
BSA - MGQ
MGQ - BSA
BSA- SHJ.

Inshaa allah waxaan Rajeynaynaa Wadda Shaqayn wacan.

Wixii Maclumaad Dheeri ah iyo Dalbashada ka kala soo Xiriir Xafiiska ee Magaaladda BOSASO

TELL : +252907698373 / +252907755100

MAHADSANID.

Dhamaan Macamiisha Waxaan La wadagaynaa in   Ay Dulimaad Toos Ah Ka Bilabayso magaladda   Bisha Lixaad oo Fooda inagu so...
22/05/2021

Dhamaan Macamiisha Waxaan La wadagaynaa in Ay Dulimaad Toos Ah Ka Bilabayso magaladda Bisha Lixaad oo Fooda inagu soo Haysa.

Hadaba Macmiil Wixii Faah Faahin ah Kala Xiriir Xafiiska , 0907698373 / 0907755100 / 0906800004.

MAHADSANID.

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.Shirkadda   waxay Dhamaan bulshada somaliyeed ogaysinaysaa ina  uu jirro Safar ah    TO    iy...
16/05/2021

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.

Shirkadda waxay Dhamaan bulshada somaliyeed ogaysinaysaa ina uu jirro Safar ah TO iyo TO .

Hadaba Macmiil Ka Faidayso Fursadaaan iyo Safarkaan Aaad ku Raxaysan doontid waxaadna Hawadda ku jiri dontaa 45 daqiiqo oo kaliyya.

Jariska Ticket Yadda Diyaraddu waxay si Toos ah ugga socotaaa Xafiiska ee Magaladda

WIxii Faah Faahin ah kala xiriir : 0907698373 / 0907755100

MAHADSANID.

AIRBUS A320 DXB - BSA - DXB Next Weak
23/12/2020

AIRBUS A320

DXB - BSA - DXB

Next Weak

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.Shirkadda   waxay Dhamaan bulshada somaliyeed ogaysinaysaa ina 12 - 11 - 2020 uu jirro Safar ...
27/10/2020

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.

Shirkadda waxay Dhamaan bulshada somaliyeed ogaysinaysaa ina 12 - 11 - 2020 uu jirro Safar ah TO iyo TO .

Hadaba Macmiil Ka Faidayso Fursadaaan iyo Safarkaan Aaad ku Raxaysan doontid waxaadna Hawadda ku jiri dontaa 45 daqiiqo oo kaliyya.

Jariska Ticket Yadda Diyaraddu waxay si Toos ah ugga socotaaa Xafiiska ee Magaladda

WIxii Faah Faahin ah kala xiriir : 0907698373 / 0907222206

MAHADSANID.

Skyway cargo and travels  Bosaso to Dubia Cargo lobsters
23/10/2020

Skyway cargo and travels
Bosaso to Dubia
Cargo lobsters

Address

THE MAIN Road TO THE BOSAASO AIRPORT , IN-BETWEEN JABIR HOTEL AND SBC TV
Bosaso
252

Opening Hours

Monday 06:45 - 12:00
15:45 - 20:00
Tuesday 06:45 - 12:00
15:45 - 20:00
Wednesday 06:45 - 12:00
15:45 - 20:00
Thursday 06:45 - 12:00
15:45 - 20:00
Saturday 06:45 - 12:00
15:45 - 20:00
Sunday 06:45 - 12:00

Telephone

+252906793037

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Skyway internatinal Aviation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Skyway internatinal Aviation:

Share