06/09/2023
Xafiiska Duulimaadka diyaaradaha ee Terminal Travel Agency - TTA waxa uu ogaysiinayaa dhammaan macaamiisha in xafiisku xaraynayo DV-Lottery 2025 ee sanadkaan iyada oo uu kuu xaraynayo xirfadle sare Abdiladif Mohamud Ali (Qandala) kaas oo ay horay gacantiisa ugu soo bexeen dad uu horay ugu xareeyay nasiib wanaag. Xafiisku waxaa kale oo uu kuu samayn doonaa Data Keeping oo ah in xogtaada laguu hayo oo aadan ka walwalin wax lumitaan xogta ah. Wixii faahfaahin ah la xiriir Tel Number rada hoose iyadoo si Automatically uu ugu xiranyahay Page, kaan WhatsApp Business. Adeeg ku qanciya iyo Amaano damaanad leh ugu hagaag Xafiiskaan Duulimaadka Diyaaradaha.
Call : 📞0907759327 / 📞0616759327
Mahadsanidin