Rafle Travel And Logistics

Rafle Travel And Logistics RAFLE TRAVEL AND LOGISTICS

Waxaad ka helaysaa adeegyadan

•Tickets
•Visa
•Cargo
•Consaltence

Macaamiisha sharafta leh Ee ku xiran Rafle Travel And Logistics waxaa diyaar oo aad had iyo Goor naga helaysaan adeeg ca...
22/09/2026

Macaamiisha sharafta leh Ee ku xiran Rafle Travel And Logistics waxaa diyaar oo aad had iyo Goor naga helaysaan adeeg cargo oo casri wadanka gudihiisa iyo dibadiisa wixii faahfaahin ah nagala Soo xariir lanbarada hoose
Contact
Whatsapp 907 780 694
0904780694
0614780494

Soo dhawaada saaxiibayaal waxaa diyaar ah visaha Kenya oo qiimo jaban degdegna laguugu Soo saarayo wixii faahfaahin ah N...
21/09/2026

Soo dhawaada saaxiibayaal waxaa diyaar ah visaha Kenya oo qiimo jaban degdegna laguugu Soo saarayo wixii faahfaahin ah
Nagala Soo xariir
Contact
907 780 694
0614780494

Jumca Mubarak dhamaan muslimiinta acmaasha khayr ka ah allah ha naga aqbalo
18/09/2026

Jumca Mubarak dhamaan muslimiinta acmaasha khayr ka ah allah ha naga aqbalo

Hadii aad danayno inaad usafarto wadanka. India waxaan kaa caawinaynaa Visa oo aan waqti kooban kugu siinayno ticketka i...
17/09/2026

Hadii aad danayno inaad usafarto wadanka. India waxaan kaa caawinaynaa
Visa oo aan waqti kooban kugu siinayno ticketka iyo la talin inta aad safrayso ah wixii faahfaahin ah nagala Soo xariir
Whatsapp 907 780 694
904 780694

15/09/2026

Rafle Travel And Logistics waa fududeeyaha safarka hadii ay kugu jirto inaad safarto anagaa kuu qurxinayna safarkaaga iskuguna kaa aadinayna nagala Soo xariir
Whatsapp
907 780 694
Call
904780694
0614780494
0907780694

Macmiil hada dalbo oo hada hel Wixii faahfaahin ah nagala Soo xarirWhatsapp907 780 694 0614780494904780694
13/09/2026

Macmiil hada dalbo oo hada hel
Wixii faahfaahin ah nagala Soo xarir

Whatsapp
907 780 694
0614780494
904780694


Koonfurgalbeed & Galmudug ayaan weli soodhoweyn Dhammatirka Dastuurka JFS oo jidaynaya doorashooyin toos ah, ilo ka tirs...
05/03/2026

Koonfurgalbeed & Galmudug ayaan weli soodhoweyn Dhammatirka Dastuurka JFS oo jidaynaya doorashooyin toos ah, ilo ka tirsan labadan maamul ayaa tilmaamaya in ay doonayaan in ay qaataan door dhexdhexaad ka ah DFS & Golaha Mustaqbalka oo iyagu go'aamiyaan masiirka dalka.

Sida ay soosaareen Mucaaridka Dowladda Federaalka; 132 xildhibaan oo ka kooban labada   aqal ee Baarlamanka JFS ayaa ka ...
05/03/2026

Sida ay soosaareen Mucaaridka Dowladda Federaalka; 132 xildhibaan oo ka kooban labada aqal ee Baarlamanka JFS ayaa ka maqnaa kulanka Ansixinta Dastuurka, taasi oo ka dhignaanaysa in aan la helin kooram.

Guddoonka Baarlamanka se waxay sheegeen in 222 xildhibaan ay goobjoog ahayd ansixinta Dastuurka, iyada oo mudane kalena Online ku codeeyey.

Si Dastuur u meel maro waxa loo baahan yahay 184 Xildhibaan & 36 Senator = 220Xil.

Ma jirto cid madax-banaan oo xaqiijisey sheegashada labada dhinac.

05/03/2026

RAFLE MEDIA

05/03/2026

Kusoo Dhawaada Saaxiibayaal warbaahinta Casrigaa Ee RAFLE MEDIA

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rafle Travel And Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share