Somglobal Logistics & Shipping Cargo

Somglobal Logistics & Shipping Cargo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somglobal Logistics & Shipping Cargo, Cargo and freight company, https://maps. apple. com/?ll=9. 563462, 44. 059567&q=&spn=0. 017563, 0. 016644&t=m, Hargeisa.

SOMGLOBAL LOGISTIS
Somglobal Logistics Company (SGL) is based in Hargeisa, Somaliland and provides countrywide continuum of logistical services.The company which was established by a group of experienced logistics experts in 2021, serves to Somaliland

Dekeda Berbera oo noqotay deked dul martay dekedihii gobolka mudo 9 bilood ah waxaa kusoo xidhay 764 markab.😍✊Subax wana...
11/02/2026

Dekeda Berbera oo noqotay deked dul martay dekedihii gobolka mudo 9 bilood ah waxaa kusoo xidhay 764 markab.😍✊

Subax wanagsan , Intii u dhaxaysay January iyo Septembar 2025, Dekedda Berbera waxay diiwaangelisay korodh xooggan oo dhaq-dhaqaaq ah, iyadoo ay dekedda ku soo xidheen 764 markab, taas oo ah korodh dhan 140 markab (22%) marka loo eego isla muddadii 2024. Korodhkan waa korodh 46% ah oo ku yimid maraakiibta konteenarrada qaada, Korodh Maraakiibta Xoolaha ah oo dhan 30%, iyo 75% korodh ah oo ku yimid maraakiibta xamuulka guud, taas oo muujinaysa koboc dhinaca ganacsiga iyo kala-duwanaanshaha noocyada ganacsiga ah ee dalka yimaada.
Inkasta oo maraakiibta raashinka badan qaadaa (bulk food) ay hoos u dhaceen 30%, haddana maraakiibta shidaalku waxa ay ahaayeen joogto si la mid ah 2024, halka xamuulkii WFP uu istaagay, arrintaas oo ka tarjumaysa isbeddel ku yimid hababka ganacsi iyo adeegyada bani'aadanimada ee aan ahayn hoos u dhac ku yimid awoodda dekedda. Sidoo kale, xamuulka konteenarrada ayaa kordhay 8%, iyadoo ay ku biireen 2,440 konteenar oo dheeraad ah.
Guud ahaan, horumarkani waxa uu caddeynayaa doorka sii xoogaysanaya ee Dekedda Berbera ee ah xarun saadka (logistics hub) oo heer gobol ah, iyadoo ay kordhayaan dhaqdhaqaaqa ganacsi iyo qulqulka ganacsiga ee dekedda marayaa.

XQ Abdirashid Ibrahim Abdirahman

Address

Https://maps. Apple. Com/?ll=9. 563462, 44. 059567&q=&spn=0. 017563, 0. 016644&t=m
Hargeisa
0101

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somglobal Logistics & Shipping Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somglobal Logistics & Shipping Cargo:

Shortcuts

Share