Sen.Hamse Yousuf

Sen.Hamse Yousuf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sen.Hamse Yousuf, Cargo and freight company, main street Road, Hargeisa.

08/06/2026

Fariinta kuqoran gantaalada caawa ay Iran tuurtay “Ma cidleen doono Lubnaan”

"Waxaan dhisi doona Jabuuti ka xoog wayn inta hada oo Himilo sare leh, Waxa si wayn ii farxad galisay Codadkii tirada ba...
13/04/2026

"Waxaan dhisi doona Jabuuti ka xoog wayn inta hada oo Himilo sare leh, Waxa si wayn ii farxad galisay Codadkii tirada badnaa ee aad igu dooraten." Madaxweynaha Jabuuti oo Shacabka dalkiisa khudbad u jeediyay goor dhawayd.

Visa dalxiis iyo cafimad Turkey 🇹🇷Age:1997Naga la so xidhiidh numberada hos ku qoran
13/04/2026

Visa dalxiis iyo cafimad
Turkey 🇹🇷
Age:1997
Naga la so xidhiidh numberada hos ku qoran

13/04/2026

🇺🇸 🇮🇷 Dagaalka 45 maalmood kadib halkee baan maanta joognaa? hoos ka aqriso

Dagaal, xabad-joojin iyo waan waan gabi ahaanba burburtay kadib waxaa maanta lajoogaa halkii ay xaaladu joogtay 45 maalin kahor

🔴Sabtidii aynu kasoo gudubnay waxaa burburay waan waantii laga dhex waday Mareykanka iyo Iran, waxaa isla markiiba sare ukacay qiimaha shidaalka dunida oo dhami.

🔴Gudoonka baarlamaanka Iran ayaa qoraal uusoo dhigay bartiisa X fariin ugu diray dadka Mareykanka isagoo yiri “Ku raaxeesta qiimihii shidaalka oo sare ukacay, waxaad uxiisi doontaan waagii uu shidaalka joogay $4 ilaa $5 doolar.

🔴Trump ayaa isagoo ka careysan wada hadalkii burburay xanibaad kusoo rogay Marinka Hormuz

🔴IsraIl ayaa dhulboob balaaran ka geeysatay Lubnaan inta dunida ay mashquul ku ahayd waan waanta Mareykanka iyo Iran.

🔴Xisbullah ayaa gantaalo la dhacday goobo kamid ah IsraIl.

Hadaba halkaas ayaynu maanta joognaa: Xabad-joojintii iyo waan waantii oo burburtay, rasaasta oo si xowli ah oga dhaceysa Lubnaan iyo IsraIl, marinka Hormuz oo cid walba difaac kaxiratay.

14/03/2026

Hawo travel agency
Waxay idin haysaa vise shanghai 26 wadan
Belarus iyo Canada visa work
Siddo kale
Passport Ethiopia
Passport djabuti oo qiimo jaban ah labadaba faraha aad soo dhigaysid immigration labada Wadan
Kala xidhidh:
Number da hoos ku qoran

28/02/2026

Bahrain - البحرين
I Stan iran

28/02/2026

Bur khalifa ayaa Wali qiiqya
Kadib marki diyaard aan duuliye lahyn ay ku dhacdy

28/02/2026

Saldhiga military ee Maraykanka ee dalka baxreyn ayaa Wali qiiqaya
I Stan Iran 🇮🇷 👏

 anchor is reporting ayatollah Khomeini died.But our resources confirmed he's safe now. No need to be worry. A propagand...
28/02/2026


anchor is reporting ayatollah Khomeini died.
But our resources confirmed he's safe now. No need to be worry. A propaganda is spreaded by Israel over internet to broke the courage of Iranian soldiers and public

Address

Main Street Road
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sen.Hamse Yousuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share