Hargeisa meat company

Hargeisa meat company From our farm to your table

31/08/2026

Adigana macmiil sida Hibo ayanu kugu adeegayna.
Hargeisa meat company waxay ku leedahay noo iml ama naso wac.

Whatsap 63 8880104 / 63 8880103

Juma Mubarak macmiil.
28/08/2026

Juma Mubarak macmiil.

26/08/2026

Daryeelkaagu waa mudnaantayada koobaad macmiil.
Hargeisa meat company
63 8880104 / 63 8880103

Grocery and Supermarket is ready now.Come and visit us.Hargeisa meat company
11/08/2026

Grocery and Supermarket is ready now.
Come and visit us.

Hargeisa meat company

10/08/2026

Hargeisa meat company waxa hada ka dib ka wada helaysa
Hilibkii
Khudaartii iyo
Supermarket-kii oo iskugu ka wada jira.

Daryeelkaagu waa mudnaantayada koobaad macmiil.
Nagu so booqo xarunta oo ku taala xaafada new Hargeisa shiraaqle area.

Ama naga so wac
Line 543036
0638880103 / 0638880104

05/08/2026

Bushaaro Macmiil
Hargeisa meat company waxa ay kugu bushaareyneyaa iney Xarun kaga fureyso Xaafada New Hargeisa Halkaaso u dhaw shiraaqle.

Ku xidhmo adeega tayo leh iyo hilib caafimad qaba.
Khudaradiina waa kuu diyaar.

Whatsapp 63 8880104 or 063 8880103

04/08/2026

Hargeisa meat waxa kugu diyaar ah hilib darey ah caafimad qaba oo la isku hayn karo.

Free delivery
Whatsapp 63 8880104 .

20/07/2026

– Sales (iibiye)

Waayo Hargeisa meat ?

Hargeisa Meat waa shirkad casri ah oo ka shaqeysa soo saarista, diyaarinta, qaybinta, iyo iibinta hilib tayo sare leh iyo khudaar cusub, iyadoo u heellan inay bulshada u gaadhsiiso adeeg nadiif ah, ammaan ah, oo la isku halayn karo. Shirkaddu waxay isku darsataa khibrad, adeeg hufan, iyo nidaam shaqo oo casri ah si ay u xaqiijiso in macaamiishu helaan wax-soo-saar buuxiya heerarka ugu sarreeya ee tayada iyo nadaafadda.
Hargeisa Meat waxaa lagu aasaasay sannado badan oo waayo-aragnimo warshadeed ah, xirfad soo jireen ah, iyo faham qoto dheer oo ku saabsan suuqa hilibka ee deegaanka.

Fursad Shaqo – Sales (iibiye)

Hargeisa Meat waxay ku dhawaaqeysaa fursad shaqo oo bannaan oo ah Sales (iibiye). Waxaan raadineynaa gabadh karti leh, anshax wanaagsan leh, isla markaana leh xirfado isgaarsiin oo heer sare ah si ay uga mid noqoto kooxdayada.

Waajibaadka Shaqada

• Soo dhaweynta iyo adeegga macaamiisha.
• Soo bandhigista iyo sharaxaadda alaabta ama adeegyada.
• Fulinta iyo kordhinta iibka.
• Diyaarinta qaansheegyada (Invoices) iyo rasiidhada macmiisha.
• La socodka kaydka alaabta iyo soo sheegidda waxyaabaha gabaabsiga ah.
• Ilaalinta nadaafadda iyo habsami u socodka goobta iibka.
• Diyaarinta warbixinaha iibka ee maalinlaha, toddobaadlaha ama billaha.

Shuruudaha Laga Rabo

• Jinsi: Dheddig.
• Ugu yaraan shahaado Dugsi sare ama Jaamacad.
• Khibrad: iibinta goobaha khudrada ah iyo hilibka ugu yaraan 2 sano.
• Aqoon uleh isticmaalka Microsoft Office (Word, Excel, Outlook).
• Xirfad sare oo isgaadhsiin af iyo qoraal ah (Somali iyo English).
• Akhlaaq wanaagsan, iyo karti ay ku shaqayn karto jawi xirfadeed.
• Da'da: 20 sano ama ka wayn,
• Waxa aad soo dirtaa codsi shaqo (CV)
• Nuqullo shahaadooyinka waxbarasho iyo khibradda hadii ad haysato.
• Goobta Shaqada: Hargeisa, Somaliland
• Taariikhda ugu dambeysa ee codsiga ( 29:07:2026 Arbaca 12:00PM)

Sidee loo Codsanayaa.
Dhamaan codsadayaashu waxa ay kuso dirayan :
Email:[email protected]
Ama WhatsApp
+252 63 8880103 / +252 63 8880104
FG: Waxa ay gaar u tahay booskani gabdhaha oo kaliya (Female only ).

From our farm to your table

Fresh, hygienic, and carefully handled meat delivered directly to your home, business, or any location of your choice.Ha...
21/06/2026

Fresh, hygienic, and carefully handled meat delivered directly to your home, business, or any location of your choice.
Hargeisa meat is the community’s trusted partner, providing clean, high-quality meat and safe, healthy food products you can rely on.

20/06/2026

Hilib darey ah oo aad ku helaysao goobkasta.

Address

Dubai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa meat company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share