26/10/2020
and wuxu idiin diyaariyay package-kii lagu dirayay live fish marka ad uu dirayso dunida dacaldeeda kala Duwan.
Package kaa oo haynaya mudo saddex cisho ah (dry ice ) kalluunakaguna aanu kaa xumaanayn. Hadaba, ciddi uu baahan in ay live fish dirto ka faaiidaysi wacan baan leenahay macamishayda. NAGALA SOO XIDHIIDH 0634133314