Kesland Freight LTD

Kesland Freight LTD hussein Boss

πŸš’βœˆοΈπŸ“¦ Kesland Freight – Rarista badda & hawada.
βœ… Qiimo macquul ah βœ… Adeeg degdeg ah βœ… Ilaalin & caymis
Waxaan si toos ah uga keennaa alaabtaada caalamka una geeynaa Somaliland 🌍
63 4734806

Safarkii ka baxa hargaysa iyo Mogadisho haragysa manta ayaa lakala diray mogdisho castomka Germany ayay ku jiran insha a...
28/07/2026

Safarkii ka baxa hargaysa iyo Mogadisho
haragysa manta ayaa lakala diray mogdisho castomka Germany ayay ku jiran insha allah wey kazoo baxayan

Kesland Freight LTD
27/07/2026

Kesland Freight LTD

26/07/2026

✈️ OGEYSIIS SAFAR MAANTA ✈️

Kesland Cargo waxay ku wargelinaysaa macaamiisheeda sharafta leh in safarkeennii maanta uu baxay.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaamiishii nagu aamintay alaabahooda. Haddii aad rabto in alaabtaadu raacdo safarka xiga, fadlan nala soo xiriir si aad u hesho adeeg degdeg ah, ammaan ah, oo lagu kalsoonaan karo.

Kesland Cargo – Adeeg tayo leh, waqtigiisana ku habboon. πŸš›βœˆοΈ

πŸš’βœˆοΈπŸ“¦ Kesland Freight – Rarista badda & hawada.
βœ… Qiimo macquul ah βœ… Adeeg degdeg ah βœ… Ilaalin & caymis
Waxaan si toos ah uga keennaa alaabtaada caalamka una geeynaa Somaliland 🌍
63 4734806

πŸ“¦ KESLAND FREIGHT LTD  ✈️🌍Ma u baahan tahay adeeg cargo oo degdeg ah, la isku halayn karo, kana shaqeeya adduunka oo dha...
24/07/2026

πŸ“¦ KESLAND FREIGHT LTD ✈️🌍

Ma u baahan tahay adeeg cargo oo degdeg ah, la isku halayn karo, kana shaqeeya adduunka oo dhan? Waxaan kuu haynaa xal aad ku kalsoonaan karto.

βœ… Fast Delivery
βœ… Reliable Service
βœ… Worldwide Shipping

Waxaan gaarsiinnaa alaabtaada si ammaan ah oo waqtigeeda ku timaadda.

Mogdisho +252 612228936
Hargysa +252 634015027
Germany. +49 162 2041778
Uk +44 7404 517095
Kenya. +254 718 597577

KESLAND CARGO – We Deliver. You Trust. πŸ’™πŸ’›

16/07/2026

Kesland cargo

Ciid Mubarak dhammaan macaamiisha iyo asxaabta Kesland Freight! πŸ‘Ilaahay acmaasha wanaagsan ha inaga aqbalo, ciidana caa...
26/05/2026

Ciid Mubarak dhammaan macaamiisha iyo asxaabta Kesland Freight! πŸ‘
Ilaahay acmaasha wanaagsan ha inaga aqbalo, ciidana caafimaad iyo barwaaqo hanagu gaadhsiiyo. πŸ€βœˆοΈπŸ“¦

26/04/2026

Ogeysiis Muhiim - Dalabka Dharka Ciida!

Diyaaradaha waa FULL (buuxaan), sidaa darteed haddii aad rabto inaad dalbato dharka Ciida:

Hargeisa

Muqdisho

Nairobi

Fadlan HORAY u dalbo si ay kuu soo gaadhaan waqtigii Ciida

Ha sugin daqiiqada ugu dambeysa!

Kesland Freight - Si degdeg ah oo la isku halayn karo







22/04/2026
22/04/2026

Kesland freight waa kalsonida dadka
Kesland Freight International

Address

Hadh-wanaag Shopping Centre
Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kesland Freight LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share