Link Travel Limited

Link Travel Limited We deal in provision of Hajj and Umrah, Visa Processing, Air Ticketing and Car rental

Eid mubarak dhamaan umada islaamka meel walbood joogtaan تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
26/05/2026

Eid mubarak dhamaan umada islaamka meel walbood joogtaan
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

🌍 𝗔𝗩𝗔𝗜𝗟𝗔𝗕𝗟𝗘 𝗧𝗢𝗨𝗥𝗜𝗦𝗠 𝗩𝗜𝗦𝗔 ✈️Ma qorshaynaysaa safar dalxiis oo dalalka Africa ah?Link Travel Ltd waxay kuu fududaynaysaa h...
23/05/2026

🌍 𝗔𝗩𝗔𝗜𝗟𝗔𝗕𝗟𝗘 𝗧𝗢𝗨𝗥𝗜𝗦𝗠 𝗩𝗜𝗦𝗔 ✈️

Ma qorshaynaysaa safar dalxiis oo dalalka Africa ah?
Link Travel Ltd waxay kuu fududaynaysaa helitaanka fiisayaasha dalalka:
🇰🇪 𝗞𝗲𝗻𝘆𝗮
🇪🇹 𝗘𝘁𝗵𝗶𝗼𝗽𝗶𝗮
🇺🇬 𝗨𝗴𝗮𝗻𝗱𝗮

✅ Qiima macquula
✅ Process Fudud
✅ Taageero Buuxda
✅ wakhti kooban

𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗱𝗵𝗱𝗶𝗶𝗱𝗵 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗮:-
📞 +252 63 4944445
📞 +252 63 4129460

📍 Barsame Business Center, Area Togdheer, Hargeisa

𝗗𝗨𝗨𝗟𝗜𝗠𝗔𝗔𝗗𝗬𝗢 𝗟𝗢𝗖𝗔𝗟 𝗔𝗛 𝗢𝗢 𝗔𝗔𝗗 𝗨 𝗝𝗔𝗕𝗔𝗡 🌍✈️Safarkaaga gudaha dalka iyo dibaddaba hadda wuxuu noqday mid fudud oo raaxo leh 🤝...
20/05/2026

𝗗𝗨𝗨𝗟𝗜𝗠𝗔𝗔𝗗𝗬𝗢 𝗟𝗢𝗖𝗔𝗟 𝗔𝗛 𝗢𝗢 𝗔𝗔𝗗 𝗨 𝗝𝗔𝗕𝗔𝗡
🌍✈️

Safarkaaga gudaha dalka iyo dibaddaba hadda wuxuu noqday mid fudud oo raaxo leh 🤝
Shirkadda Link Travel Limited waxay kuu haysaa tigidhadii ugu fiican ee diyaaradaha:
🛫 𝗣𝗿𝗲𝗺𝗶𝗲𝗿 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲𝘀
🛫 𝗦𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲𝘀
🛫 𝗦𝗮𝗮𝗰𝗶𝗱 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲𝘀
🛫 𝗗𝗮𝗮𝗹𝗹𝗼 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲𝘀

📍 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚 ➜ 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮 ➜ 𝐍𝐚𝐢𝐫𝐨𝐛𝐢
🎟️ Qiimo jaban
⚡ Booking degdeg ah
✅ Adeeg hufan & kalsooni leh

📞 Nala soo xidhiidh hadda:
☎️ +252 63 4944445
☎️ +252 63 4129460

📍 Barsame Business Center
Area Togdheer, Hargeisa

🔥 Booskaaga sii qabso maanta!
✈️ Explore new world with us

𝗛𝗮𝗽𝗽𝘆 𝟭𝟴 𝗺𝗮𝘆 🟢⚪️🔴 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, sanad guurada 35aad ee ka soo wareegtay maalinta ...
17/05/2026

𝗛𝗮𝗽𝗽𝘆 𝟭𝟴 𝗺𝗮𝘆 🟢⚪️🔴

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, sanad guurada 35aad ee ka soo wareegtay maalinta dib ula soo laashada madaxbanaanida qaranimada Somaliland ee 18 May.

✈️ every sunday flight  ✈️ Axad walba, kusafar diyaarada sabar airlines oo ku raaxayso duulimaad toos ah oo isku xidhaya...
17/05/2026

✈️ every sunday flight ✈️
Axad walba, kusafar diyaarada sabar airlines oo ku raaxayso duulimaad toos ah oo isku xidhaya Hargeisa iyo mogadishu

Hargeisa ➡ mogadishu

👇Halkan nagala soo xidhiidh:
📲 call : 063-4944445 / 063 4129460
WhatsApp: 63 8600032

​📍 Goobta: Barsame Business Center, Togdheer Area Togdheer, hargeisa

14/05/2026

Macmiil Shirkada Link Travel Limited waxay mudo kooban kuuguso saaraysaa visayaasha dalxiiska ee dalalka 🇺🇬𝗨𝗴𝗮𝗻𝗱𝗮, 🇰🇪 𝗞𝗲𝗻𝘆𝗮,
🇪🇹 𝗘𝘁𝗵𝗶𝗼𝗽𝗶𝗮


𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮?
✅️ Diyaarinta visaha
✅️ Talo-bixin dhammaan dukumentiyada lagama maarmaanka ah
✅️ Ticket-ka diyaaradda
✅️ Caawimaad & support joogto ah

𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗮 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗱𝗵𝗱𝗶𝗶𝗱𝗵
☎️ 63 4944445 | 63 4129460 | 63 8600031
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽: 63 8600032

𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Barsame Business Center area togdheer hargeisa

✈️ 𝗞𝘂 𝗗𝘂𝘂𝗹 𝗘𝘁𝗵𝗶𝗼𝗽𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲 — 𝗦𝗮𝗳𝗮𝗿 𝗥𝗮𝗮𝘅𝗼 & 𝗞𝗮𝗹𝘀𝗼𝗼𝗻𝗶 𝗟𝗲𝗵!Ma qorsheynaysaa safar dalka dibadiisa ah𝗘𝘁𝗵𝗶𝗼𝗽𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲 wax...
13/05/2026

✈️ 𝗞𝘂 𝗗𝘂𝘂𝗹 𝗘𝘁𝗵𝗶𝗼𝗽𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲 — 𝗦𝗮𝗳𝗮𝗿 𝗥𝗮𝗮𝘅𝗼 & 𝗞𝗮𝗹𝘀𝗼𝗼𝗻𝗶 𝗟𝗲𝗵!

Ma qorsheynaysaa safar dalka dibadiisa ah

𝗘𝘁𝗵𝗶𝗼𝗽𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲 waxay kuu haysaa duulimaadyo caalami ah oo raaxo leh iyo qiimo ku habboon budget-kaaga 🌍

📍 Hargeisa ➝ Addis Ababa
📍 Hargeisa ➝ London
📍 Hargeisa ➝ Norway
📍 Hargeisa ➝ Hyderabad
📍 Hargeisa ➝ Egypt

✅ Qiimo jaban
✅ Adeeg tayo sare leh
✅ Safar ammaan ah
✅ Duulimaadyo la isku halayn karo

🎟️ Ha seegin fursaddan — jaro tikidhkaaga goorhore si aad uhesho qiimaha ugu jaban

👉 Nagala soo xidhiidh
📞 63 4129460
📞 63 4944445
📞 63 8600032

📍 Barsame Business Center Area-Togdheer, Hargeisa

.

11/05/2026

✈️ 𝗞𝘂 𝗗𝘂𝘂𝗹 𝗘𝘁𝗵𝗶𝗼𝗽𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲 — 𝗦𝗮𝗳𝗮𝗿 𝗥𝗮𝗮𝘅𝗼 & 𝗞𝗮𝗹𝘀𝗼𝗼𝗻𝗶 𝗟𝗲𝗵!

Ma qorsheynaysaa safar dalka dibadiisa ah

𝗘𝘁𝗵𝗶𝗼𝗽𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗿𝗹𝗶𝗻𝗲 waxay kuu haysaa duulimaadyo caalami ah oo raaxo leh iyo qiimo ku habboon budget-kaaga 🌍

📍 Hargeisa ➝ Addis Ababa
📍 Hargeisa ➝ London
📍 Hargeisa ➝ Norway
📍 Hargeisa ➝ Hyderabad
📍 Hargeisa ➝ Egypt

✅ Qiimo jaban
✅ Adeeg tayo sare leh
✅ Safar ammaan ah
✅ Duulimaadyo la isku halayn karo

🎟️ Ha seegin fursaddan — jaro tikidhkaaga goorhore si aad uhesho qiimaha ugu jaban

👉 Nagala soo xidhiidh
📞 63 4129460
📞 63 4944445
📞 63 8600032

📍 Barsame Business Center Area-Togdheer, Hargeisa

.

𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝘅𝗮𝘀𝘂𝘂𝘀𝗮𝘁𝗮𝗮 𝘀𝗮𝗳𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗲𝘆𝗲𝘆? Qaybta comment-ga nagulawadaag sheekadii ugu qosolka badnayd ee kugu dhacda...
09/05/2026

𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝘅𝗮𝘀𝘂𝘂𝘀𝗮𝘁𝗮𝗮 𝘀𝗮𝗳𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗲𝘆𝗲𝘆?

Qaybta comment-ga nagulawadaag sheekadii ugu qosolka badnayd ee kugu dhacday xilli aad safraysay. 👇

𝗕𝗼𝗼𝗸 𝗬𝗼𝘂𝗿 𝗧𝗶𝗰𝗸𝗲𝘁𝘀 𝗡𝗼𝘄 🎟 ✈️Shirkada Link Travel Limited waxaad ka helaysaa duulimaadyada kala ah: 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮 ➜ 𝗡𝗮𝗶𝗿𝗼𝗯𝗶𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲...
07/05/2026

𝗕𝗼𝗼𝗸 𝗬𝗼𝘂𝗿 𝗧𝗶𝗰𝗸𝗲𝘁𝘀 𝗡𝗼𝘄 🎟 ✈️

Shirkada Link Travel Limited waxaad ka helaysaa duulimaadyada kala ah:
𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮 ➜ 𝗡𝗮𝗶𝗿𝗼𝗯𝗶
𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮 ➜ 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂

✅ Duulimaadyo maalinle ah
✅ Booking degdeg ah
✅ Adeeg la isku halayn karo
✅ Qiimo ku habboon safarkaaga

📍 Location: 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮, Barsame Building area Togdheer
📲 Nagalasoo xidhiidh wixii Faah-Faahina
📞 +252 63 4129460
📞 +252 63 4944445
📞 +252 63 8600032

🌟 Link Travel Ltd — Explore New World With Us

𝗦𝘁𝘂𝗱𝘆 𝗶𝗻 𝗧𝘂𝗿𝗸𝗲𝘆 🇹🇷✈️ Visaha Waxbarashada ee dalka Turkey hadda si fudud uga dalbo shirlada Link Travel Limited  Waxaan k...
05/05/2026

𝗦𝘁𝘂𝗱𝘆 𝗶𝗻 𝗧𝘂𝗿𝗸𝗲𝘆 🇹🇷✈️

Visaha Waxbarashada ee dalka Turkey hadda si fudud uga dalbo shirlada Link Travel Limited Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah oo lagu kalsoon yahay si safarkaagu u noqdo mid sahlan.

✅ Degree iyo Master Labadaba waa lagu xaraynaya
✅Admission-ka Jaamacada
✅ Qiimo jaban + hab fudud
✅ Taageero buuxda laga bilaabo dalabka ilaa safarka

📍 𝗕𝗼𝗼𝗾𝗼 𝘅𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮: Barsame Business Center, Area Togdheer, Hargeisa

📞 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗱𝗵𝗱𝗶𝗶𝗱𝗵
063-4944445 | 063-4129460
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽: 63 8600032

Link Travel Ltd – Explore new world with us

Address

Barsame Business Center Third Floor Room G-floor Opposite Sagal Jet
Hargeisa
089000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Link Travel Limited posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Link Travel Limited:

Share

Category