KISWA Travel - Hajj & Umrah

KISWA Travel - Hajj & Umrah ๐Ÿ•‹ KISWA TRAVEL AGENCY ๐ŸŒ
โœˆ๏ธ Tigidhada diyaaradaha | ๐Ÿ›‚ Visa | ๐Ÿ•‹ Xaj & Cumro | ๐Ÿ“˜ Passport.

Adeeg tayo sare, ammaan, daacadnimo & kalsooni ku dhisan ๐ŸŒŸโœจ
๐Ÿ“ Shacab Mall, Hargeysa
๐Ÿ“ž +252638882160 / +252638882161

๐ŸŽ“๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท ๐—ฉ๐—œ๐—ฆ๐—” ๐—ง๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—˜๐—ฌ โ€“ ๐—š๐˜‚๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐Ÿ’ฏ๐—ž๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐—ถ ๐—ณ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฑ!โœ”๏ธ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ป ...
16/07/2026

๐ŸŽ“๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท ๐—ฉ๐—œ๐—ฆ๐—” ๐—ง๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—˜๐—ฌ โ€“ ๐—š๐˜‚๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐Ÿ’ฏ

๐—ž๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐—ถ ๐—ณ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฑ!

โœ”๏ธ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†
โœ”๏ธ ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฟ (๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ 2023 / 2024 / 2025)
โœ”๏ธ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด ๐—ฎ๐—ต
โœ”๏ธ ๐—›๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ฑ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฑ๐—ฎ (๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป + ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ)
โœ”๏ธ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐—น๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ
๐ŸŒ ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ

๐Ÿ“ž Naga la soo xidhiidh:
063-8882160
๐Ÿ“ ShacabMall, Hargeisa
๐Ÿ”ฅ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ! โœˆ๏ธ

CUMRADA BISHA AUGUST ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹- Mar uun hadaad niyada ku haysay cumrada, Na Soo booqo ๐ŸŽซโœˆ๏ธ  si aad uga mid noqoto Muctamiriinta ...
14/07/2026

CUMRADA BISHA AUGUST ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

- Mar uun hadaad niyada ku haysay cumrada, Na Soo booqo ๐ŸŽซโœˆ๏ธ si aad uga mid noqoto Muctamiriinta ๐Ÿ•‹ bisha ee AUGUST.

โ€‹๐Ÿ“ข ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ, ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ป!.

๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป:
๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: SHACAB MALL, F2 R223 Hargeisa.
๐Ÿ“ž ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต: ๏ฟผโจ63 8882160โฉ

&

Barri waa Maalin wayn, waa maalintii Alle Nabi Muuse badbaadiyay fircoona halaagay, Soonka maalintan waxa lagu dhaafaa H...
24/06/2026

Barri waa Maalin wayn, waa maalintii Alle Nabi Muuse badbaadiyay fircoona halaagay, Soonka maalintan waxa lagu dhaafaa Hal sano danbigeed, hadaba yaanay fursadani ku dhaafin.

22/06/2026

Marada Kiswada Kacbada

Badbaadadaada ilaali inta aad Cumrada gudanayso.Alle ha kuu fududeeyo safarkaaga cibaadada. ๐Ÿคฒ๐Ÿ•‹
21/06/2026

Badbaadadaada ilaali inta aad Cumrada gudanayso.
Alle ha kuu fududeeyo safarkaaga cibaadada. ๐Ÿคฒ๐Ÿ•‹

CUMRADA BISHA JULY WAA DIYAAR๐ŸŒ™๐Ÿ•‹- Mar uun hadaad niyada ku haysay cumrada, Na Soo booqo ๐ŸŽซโœˆ๏ธ  si aad uga mid noqoto Muctam...
19/06/2026

CUMRADA BISHA JULY WAA DIYAAR๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

- Mar uun hadaad niyada ku haysay cumrada, Na Soo booqo ๐ŸŽซโœˆ๏ธ si aad uga mid noqoto Muctamiriinta ๐Ÿ•‹ bisha ee JUNE & JULY.

โ€‹๐Ÿ“ข ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ, ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ป!.
๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป:
๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: SHACAB MALL, F2 R223 Hargeisa.
๐Ÿ“ž ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต: ๏ฟผโจ63 8882160โฉ

&

๐Ÿ•‹ Badalida Kiswada KacbadaMaanta waxaa la qabtay munaasabadda qiimaha weyn leh ee badalida Kiswada Kacbada, taas oo ka m...
16/06/2026

๐Ÿ•‹ Badalida Kiswada Kacbada

Maanta waxaa la qabtay munaasabadda qiimaha weyn leh ee badalida Kiswada Kacbada, taas oo ka mid ah dhaqamada sharafta leh ee sanad walba lagu sameeyo Baytka Alle.

Kiswadu waa marada madow ee dahabka iyo xarafka Qurโ€™aanka lagu xardhay, taas oo lagu daboolo Kacbada Barakaysan. Badalideedu waxay astaan u tahay daryeelka, xurmada iyo maamuuska loo hayo Guriga Alle.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadeenna, una fududeeyo dhammaan Muslimiinta booqashada Baytka Barakaysan. ๐Ÿคฒ

21 Shirkadood oo laga joojiyay ka shaqaynta adeegyada Xajka iyo Cumrada, kadib markii uu hoos u dhac ku yimi hanaankooda...
14/06/2026

21 Shirkadood oo laga joojiyay ka shaqaynta adeegyada Xajka iyo Cumrada, kadib markii uu hoos u dhac ku yimi hanaankooda shaqo, xeer jabina ay sameeyeen.

Address

Shacab Mall
Hargeisa

Telephone

+252634737111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KISWA Travel - Hajj & Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KISWA Travel - Hajj & Umrah:

Shortcuts

Share

Category