Shuja Travel and Tourism

Shuja Travel and Tourism Shujaa Tourism, is a licensed travel agency located in Hargeisa City, Somaliland. ADRESS HARGEISA ROAD NUMBER 1


CONTACT 0634477894

28/12/2025

Dalxiiska dalkeenna oo horumar cusub cagta saaray.

Dalxiiska dalkeenna oo horumar cusub cagta saaray.Waxaan dalxiis weyn ku wehelinay saaxiibadeen oo ka yimid dalka Uganda...
28/12/2025

Dalxiiska dalkeenna oo horumar cusub cagta saaray.

Waxaan dalxiis weyn ku wehelinay saaxiibadeen oo ka yimid dalka Uganda waxayna dalxiis ku tegeen xeebaheena quruxda badan ee Batalaale iyo Ceelgarde.

Aad bay noo farxad gelisay inaan aragno dalxiisayaal ka yimid Uganda oo ku raaxaysanaya nabadda iyo bilicda xeebaha dalkeenna. Tani waxay marag u tahay in dalkeenna uu yahay meel u furan dunida inteeda kale.

Maalmo macaan iyo xusuus aan dhammaanayn!
Dalxiisku waa buundada isku xidha quluubta dadka! Soo dhowaada mar walba.

12/12/2025

G A C A N L I B A A X Waxay ku jirtaa wakhtigii dalxiiska.

09/12/2025

Dhulka Hooyo. Nabad kula dalxiis Shujaa.

Goobtani waa goobta dalxiska ee Gacan libaaxKu qaado waqtigaga nasashaada goobaha dalxiska
06/12/2025

Goobtani waa goobta dalxiska ee Gacan libaax

Ku qaado waqtigaga nasashaada goobaha dalxiska

01/12/2025

Shujaa Tourism . Waxay Ku bilowdey. Safaradii Camping .
# Iyadoo aad ku soo qadan doonto Jawi degan Goobaha qorsheysan
# Shujaa Tourism Waxaa ka Goan. Mar walba Raali galinta Macmiilka
#

Fadlan Nala soo xidhiidh hadii aad Rabto Dalxis Wadanka Guduhiisa iyo dabadiisa .

#252634477894 Whatss app
518193
Mahadsanid Macmiil

Mashruuca  Balaadhinta dalxiska somaliland , iyagoo kaashanaya wadana E-U.  Maanta ayey wasaardo noo qabatey , Shir- shi...
18/10/2025

Mashruuca Balaadhinta dalxiska somaliland , iyagoo kaashanaya wadana E-U. Maanta ayey wasaardo noo qabatey , Shir- shirkaas oo aad loogu daah furey in goobaha dalxiska somaliland oo dhan laga dhigo kuwo dihin, u na carbisan dalxiska

28/09/2025

World tourism day 27 sep

16/09/2025

world tourism day on 27 Sep-2025

Tourism day its Celebrated on 27-sep every Year
Purpose if this day is to raise awarness about the Importance of tourism
# it was Started by the united nations in 1980
means visiting new places and learning about different Cultures
day inspires us to explore the beauty and diversity out planet
helps to grow economy of a country

Its Great day .

19/08/2025

Family tour laasgeel

We are Hiring  Digital marketing Position   Email  shujaatravel@gmail.com  Whats app number 252 63 6642429
17/07/2025

We are Hiring Digital marketing Position

Email [email protected]
Whats app number 252 63 6642429

Address

26 Jun Street
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 00:30

Telephone

+252634477894

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shuja Travel and Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shuja Travel and Tourism:

Share