Toobiye Travel and Logistics

Toobiye Travel and Logistics ✈️ Toobiye Travel & Logistics — Your trusted partner for travel packages, flight ticketing, visas, global sourcing, and reliable cargo solutions.

We move people and goods with ease.

Egypt 🇪🇬 tourism Visa 📍adeeg hufan ayaad noogu soo hagaagaysaa
18/08/2026

Egypt 🇪🇬 tourism Visa

📍adeeg hufan ayaad noogu soo hagaagaysaa

Toobiye Travel and Logistics,  waxa kuugu diyaar ah dhammaan adeegyadan hoos ka muuqda. Fadlan wixii faahfaahin ah naga ...
01/07/2026

Toobiye Travel and Logistics, waxa kuugu diyaar ah dhammaan adeegyadan hoos ka muuqda. Fadlan wixii faahfaahin ah naga la soo xidhiidh numberka 063-4882077 ama nagu soo booqo xafiiska Shirkadda oo ku yaalla Agagaarka suu Waaheen.

Dhammaan macaamiisha Toobiye Travel and Logistics waxa loogu bushaaraynayaa in uu diyaar kuu yahay Visa shaqo  dalka Qat...
22/06/2026

Dhammaan macaamiisha Toobiye Travel and Logistics waxa loogu bushaaraynayaa in uu diyaar kuu yahay Visa shaqo dalka Qatar ah. Kaas oo kuugu soo baxaya muddo kooban. Haddaba, wixii faahfaahin ah naga la soo xidhiidh numberka 063-4882077 ama nagu soo booqo Xafiiska shirkadda oo ku yaalla Bariga Suuqa Hadh-wanaag.

Ma tahay arday dhameeyey heerka waxbarasho ee bachelor degree🎓 isla markaana doonaya Masters Degree   waddanka 🇨🇳China?S...
12/03/2026

Ma tahay arday dhameeyey heerka waxbarasho ee bachelor degree🎓 isla markaana doonaya Masters Degree waddanka 🇨🇳China?

Shirkada Toobiye qaybteeda Waxbarashada waxa diyaar ku ah masters degree ah, ilaa 20 major oo kala duwan sida Engineering, Business, Economy, International relations, Linguistics etc.

●Waxbarasho tayo sare leh iyo adeegyo aas-aasi ah
●Fursad xadidan — ha seegin!
📌 wakhti kooban ayaa ka hadhay fursadan, si aad u ogaato shuruudaha looga baahanyahay ardayga iyo faahfaahinta qaabka codsiga nagala soo xidhiidh numberada hoos ku qoran.
Whatsap/call number:
+252634882077
Whatsapp: +8613512030734
🇨🇳

Waxa dib loo furay Visa waddanka 🇪🇬   oo lagu qaadanayo    diyaarna  ku ah Xafiiska Shirkada Toobiye Travel and Logistic...
11/03/2026

Waxa dib loo furay Visa waddanka 🇪🇬 oo lagu qaadanayo diyaarna ku ah Xafiiska Shirkada Toobiye Travel and Logistics.

Ku hel muddo kooban iyo qiime aad u jaban, si aad Faahfaahina dheerada u hesho fadlan la xidhiidh number-da hoos ku qoran.

+252634882077
Whatsapp: +8613512030734

TOOBIYE qaybteeda waxbarashada dibbada eeTOOBIYE EDUCATION waxay ardayda doonaya fursadaha waxbarasho ee Dalka China ku ...
18/02/2026

TOOBIYE qaybteeda waxbarashada dibbada eeTOOBIYE EDUCATION waxay ardayda doonaya fursadaha waxbarasho ee Dalka China ku casuumaysaa ZOOM Meeting lagu faahfaahin doono deeqaha waxbarasho ee dalka China isla markaana aad suaalo ku waydiin kartaan soojeediyaha meeting.
sidoo kale fadlan kusoo biir whatsapp group-ka TOOBIYE Education si aad ula socoto fursadihii ugu danbeeyey ee deeqaha waxbarasho. fadlan comment-ka u horeeya kasoo raac link-ga.
Topic: Toobiye Education's Zoom Meeting
Time: Feb 26, 2026 04:15 PM Nairobi
Join Zoom
Meeting ID: 891 0454 9661
Passcode: FS8Q3p
Further information chat Whatsapp
+86 135 1203 0734

Ma tahay arday doonaya waxbarasho dibadda ah?Toobiye Travel & Cargo Agency waxay kuu hayaan fursado waxbarasho oo Bachel...
08/02/2026

Ma tahay arday doonaya waxbarasho dibadda ah?
Toobiye Travel & Cargo Agency waxay kuu hayaan fursado waxbarasho oo Bachelor iyo Master ah kana imanaya jaamacado caalami ah oo ku yaalla China gaar ahaan Tainjan City.
●Waxbarasho tayo sare leh iyo adeegyo aas-aasi ah
●Fursad xadidan — ha seegin!
📌 Shuruudo ayaa loo baahan yahay si aad u dalbato.
Faahfaahinta shuruudaha iyo habka codsiga nagala soo xidhiidh numberada hoos ku qoran.
Whatsap :
+252-63-4882077
+86 135 1203 0734

Address

Back Of Telesom Tower Bridge, Near Waheen Market
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:45 - 22:00
Tuesday 07:45 - 22:00
Wednesday 07:45 - 22:00
Thursday 07:45 - 22:00
Friday 15:30 - 22:00
Saturday 07:45 - 22:00
Sunday 07:45 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toobiye Travel and Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share