Laki Travel & Cargo

Laki Travel & Cargo Travel , Cargo , Scholarships , Visa's

08/06/2026

๐ŸŒ LAKI TRAVEL AGENCY ๐ŸŒ
โœˆ๏ธ African Visas Service โœˆ๏ธ
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ผ ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ญ ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฌ

Ma tahay dalxiise, arday, ganacsade, ama bukaan?
Waxaan idiin diyaarinay fiisooyinka dalalka Afrika oo dhan, kuwaas oo lagu heli karo muddo kooban iyo adeeg hufan.
โœ… Fiisooyin Dalxiis
โœ… Fiisooyin Waxbarasho
โœ… Fiisooyin Ganacsi
โœ… Fiisooyin Caafimad

๐Ÿ“ž H**e u dalbo maanta!
๐Ÿ“ฑ WhatsApp & Call: 063-8209779

Laki Travel Agency
"Your Trusted Travel Partner Across Africa" ๐ŸŒโœˆ๏ธ

30/05/2026

๐ŸŽ“ Laki Travel Agency
Waxaan idiin haynaa China Full Scholarship โ€“ Face 2, oo ay ku jiraan:
โœ… Hoyga
โœ… Caymiska caafimaadka
โœ… Gunno bille ah
โœ… Dalxiisyo joogto ah

โณ Fursaddu waa xaddidan tahay, codsiyaduna way sii xirmayaan
๐Ÿ“ž Nagala soo xidhiidh: WhatsApp 063-8209779

Laki Travel Agency โ€“ Albaabkaaga Waxbarashada Caalamiga ah.

20/05/2026

๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ Laki Travel Agency ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ
Waxay idiin diyaarisay adeegga Visa dalka China โœˆ๏ธ
Haddii aad tahay ganacsade ama aad qorshaynayso safar, waxaan kuu fududayn karnaa helitaanka:
โœ”๏ธ Visa China
โœ”๏ธ Passport Somali
โœ”๏ธ Passport Ethiopian
โณ Muddo kooban gudaheed
โœ… Adeeg hufan oo lagu kalsoon yahay
Ka faaโ€™iidayso fursaddan maanta!
๐Ÿ“ž Nagala soo xidhiidh: 063-8209779
๐Ÿ“ฒ WhatsApp & Call

14/05/2026
23/04/2026

๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ Canada Scholarship Opportunity๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ

Shirkadda Laki Travel and Cargo waxay kuu haysaa fursad aad ku tagi karto Canada adoo ka faaโ€™iidaysanaya scholarship ๐ŸŽ“

Waxaan mar walba diyaar u nahay dhisida mustaqbalka jiilka cusub โœจ
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:063-8209779 / 063-4836732

04/04/2026

LAKI TRAVEL AGENCY โœˆ๏ธ๐ŸŒ

Waxay kuu diyaarisay Canton Fair Package mid ka mid ah shirarka ganacsi ee ugu waaweyn dunida oo lagu qabto dalka Shiinaha, laba jeer sanadkii! ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ

Ganacsade, tani waa fursad dahabi ah oo aad ku:
โœ“ Booqan karto shirkado caalami ah
โœ“ La kulmi karto ganacsato kala duwan
โœ“ Ka heli karto alaabo cusub oo tayo sare leh
โœ“ Kordhin karto khibradaada ganacsi

Ha seegin fursadan qiimaha badan! โณ

Isdiiwaangelintu waa xadidan tahay โ€“ h**e u gaadh oo ka faaโ€™iidayso.

๐Ÿ“ž Kala xidhiidh hadda:
WhatsApp & Call: 0638209779 / 0634836732

โœˆ๏ธโœจ Hambalyo Hambalyo โœจโœˆ๏ธQofka ugu reaction badan ayaa badan ayaa noqdey Drz Najuu Hassan  ๐ŸŽ‰๐Ÿ’œLaki Travel and Cargo mar w...
23/03/2026

โœˆ๏ธโœจ Hambalyo Hambalyo โœจโœˆ๏ธ

Qofka ugu reaction badan ayaa badan ayaa noqdey Drz Najuu Hassan ๐ŸŽ‰๐Ÿ’œ

Laki Travel and Cargo mar walba waxay idiin keentaa fursado iyo adeegyo tayo sare leh โ€” Visaโ€™s, Ticketโ€™s, Cargo iyo Scholarships dhammaantood hal meel! ๐ŸŒ

๐Ÿ“ Hadhwanaag Mall, Hargeisa
๐Ÿ“ž 063-4836732 | 063-8209779

๐Ÿ‘‰ La soco page-keena si aad uga faaโ€™iidaysato fursadaha soo socda!

Ciid Mubaarak dhammaan ๐ŸŒ™โœจLaki Travel and Cargo waxay idiin haysaa fursad qurux badan oo aad ku guulaysan kartaan $15 ๐Ÿ’ธKa...
19/03/2026

Ciid Mubaarak dhammaan ๐ŸŒ™โœจ
Laki Travel and Cargo waxay idiin haysaa fursad qurux badan oo aad ku guulaysan kartaan $15 ๐Ÿ’ธ

Ka qaybgal waa fududahay: comment soo qor, kadibna noqo qofka ugu reaction-ka badan.

La wadaag saaxiibbadaa, follow, like & share samee si fursaddu kuu bato
Shuruudaha hoos ka akhri, hana moogaan hadiyadda! ๐ŸŽ‰

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laki Travel & Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share