08/04/2026
Shirkadda Adeega Xajka Iyo Cumrada Sidra waxay idiinku bishaaraynaysaa adeega Ka Cumree Waalidkaa iyo Cid Walba oo Aad Jeceshahay Bilaha Xurmada Leh sida :
β¨ Waalidkaa
β¨ Qaraabadaada
β¨ iyo qof kasta oo aad jeceshahay.
π€² Cumrada waxaa idiinku Fulinaya culimo lagu kalsoon yahay, kuwaasoo kuugu qabanaya si waafaqsan Sunnada Nabi Muxamed ο·Ί dhammaan acmaasha cumrada.
Waxa ay shirkadu kula wadaagi doontaa acmasha kadib Warbixin iyo xaqiijin buuxda.
π Nala soo xiriir: 00252637242222
Sidra Hajj & Umrah
Hagaha Safarkaaga Barakaysan.