20/03/2026
EID MUBARAK β¨π
Ciid Mubaarak dhammaan macaamiisheena iyo guud ahaan umadda muslimiinta!
Ha noqoto Ciiddaan mid idin keenta farxad, safarro wanaagsan iyo xusuus qurux badan. π€βοΈ
π Baarri Travel & Logistics Co waxay idin rajaynaysaa nabad, barwaaqo iyo guulo joogto ah.
π Safar kasta oo aad qorsheyso β annaga ayaa kula jooga!
βοΈ Baarri β Ka dhig safarkaaga mid sahlan oo raaxo leh
π Nala soo xiriir:
WhatsApp: 61 7001101
Tel: +252 1 81 55 29 / +252 617001101