Maqaam Cargo & Logistics

  • Home
  • Maqaam Cargo & Logistics
Website

Maqaam Cargo & Logistics 📦 Waxaad rabtaa alaab China ah? Annaga ayaa kuu keenayna! 🇨🇳➡️🇸🇴
🔎 Sourcing | 🚢 Cargo | 🤝 Kalsooni
📞 Call: 0610192529
💬 WhatsApp: +8613259953769

11/08/2026

📺 Shaashadaha LED-ka ee Maqaam Cargo & Sourcing Services!
​Xayeysiisu waa furaha guusha ganacsigaaga! Waxaan ku siineinaa shaashado LED oo heer sare ah oo loogu talagalay:
​Dukaamada & Suuqyada Waaweyn
​Xayeysiisyada Waddooyinka (Outdoor Display)
​Events-ka & Shirarka
​Waxaan kuu soo raraynaa oo kuu sameynaynaa adeeg la kalsoonaan karo oo toos ah.
​📌 Nala soo xiriir maanta:
📞 Telefoon: [0610192529]

11/08/2026

🚢 Kala duwanaanshaha iyo kalsoonida Maqaam Cargo Services! 📦
​Ma ka walwalsan tahay sidii alaabtaada loogu soo rarayay konteenarka? Halkan waxaan kugu tusineynaa mar xaladda kormeerka iyo sida aan u hubino in alaab walba loo saaro si habboon iyadoo aan wax spasi ah ama meel ah lagu khasaarin, alaabtiaguna ay ammaan ku soo gaarto.
​Adeeg hufan oo lagu kalsoonaan karo
​Kormeer joogto ah oo ku saabsan rarida alaabta
​Adeeg xirfadeed leh
​Nala soo xiriir maanta si aad u hesho adeegga ugu fiican!
📞 Telefoon: [0610192529]
📍 Ciwaanka: [danwadagta,mogdishu banadir]

11/04/2023

Follow indoor dhaha asxaapta

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maqaam Cargo & Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed transport service?

Share