Cawiye Group Of Companies

Cawiye Group Of Companies Cawiye Group Of Companies waa shirkad calami ah oo saldhigeedu yahay magaalada muqdishu iyo dhamaa We look forward to supporting you for many years to come!

Permanently closed.

On behalf of the entire team at Cawiye Group of companies, I thank you for the opportunity to earn your business.

28/09/2022
Ma dooneysaa in aad hesho admissions nada jaamacadaha dalka Turkiga qaasatan kuwa dowliga ah public universities. Hadaba...
17/04/2021

Ma dooneysaa in aad hesho admissions nada jaamacadaha dalka Turkiga qaasatan kuwa dowliga ah public universities. Hadaba hadey jawaabtaadu haa tahay, Cawiye Group of Companies waxey idin heysaa in ka badan badan 100 jaamacadood oo lagu dhigto $300 sanadkii.

Cawiye Group of Companies waxey kuu fududeyneysaa adeegyadaan soo socda:
1. Soo saarida admission nada jaamacadaha dowliga ah
2. Fududeynta visaha
3. Soo dhaweynta airport
4. Caawinta isdiiwan gelinta jaamacada
5. Caawinta ikamet ka

Shuruudaha looga baanhayahay ardayga
1. Passport.
2. Shahaado Dugsiga Sare.
3. Sawir teesare ah.

FG: Wax qarash ah lagama qaadayo ardaga ilaa uu helo dal kugalkiisa (visa).

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir
Mogadishu +252618329965 / 615173666

Waxaa dhamaan ardayda daneynesa waxbarashada dalka turkiga lagu wargelinaya inay bilaabatay qaadashada iyo aqbalaada ard...
27/02/2021

Waxaa dhamaan ardayda daneynesa waxbarashada dalka turkiga lagu wargelinaya inay bilaabatay qaadashada iyo aqbalaada ardayda jaamacadaha kala duwan ee dalka turkiga waxaynu kuu haynaa in ka badan 200 oo jaamacadood oo iskugu jira mid dowli ah (public universities) iyo kuwa gaarka ah (private universities).
Hadaba shirkada -CAWIYE GROUP OF COMPANIES waxay ku sahlaysaa inaad si fudud ku hesho jaamacada aad rabto
Sharuudaha Ardayga laga doonayo
1- Passport (baasaboor)
2- Shahaado (Certificate)
3- warqada buundooyinka (Transcript)
4- 4 sawir oo teesaro ah (4 photos)
Contacts us
Tell: 842233 _0618329965 _0612860478_615173666
https://www.facebook.com/cawiyecargo/
Email: [email protected]
Ama soo booqo xaruntena isgoyska taleex dhismaha Daarul Tawxiid dabaqa 2aad

Address

2TH Floor Suit D1, DARU TAWHID Plaza MAKA AL-MUKARAMA ROAD MOGADISHU
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawiye Group Of Companies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cawiye Group Of Companies:

Share