Amiira Express

Amiira Express Travel and Transportation

CIID MUBAARAK
30/07/2020

CIID MUBAARAK

21/07/2020

Shirkada Amiira Express oo aad uga barateen inay bixiso adeegyada socdaalada waxay dhamaan macamaamisheda ogaysiinaysaa in ay heli karaa dhamaan adeegyada shirkada

VISSAS
TICKET
CARGO

Waxaa sharaf inoo ah inaan ku Adeegno macaamiil kuuguna adeegno hoob walba oo aad joogto iyo goor walba oo aad rabto

01/06/2020

OGEYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

waxaan ogeysiinenaa Dhamaan Macaamiisha shirkada Amiira Express in dib loo furay duulimaadyada gudaha dalka laga bilaabo maalinka arbacada oo ku beegan 3 june.

sidaas daraadeed laga Bilaabo maanta waxaad shirkada ka heli kartaan Ticket-yada local-ka (Gudaha) ah ee dhaman gobolada Dalka.

LA SOO XIRIIR: 0614290000 ama 0614291111

 Dalbo oo ku hel qiimo ku raali galiya iyo waqti kooban
08/03/2020



Dalbo oo ku hel qiimo ku raali galiya iyo waqti kooban

16/02/2020



Waxaan diyaar u nahay haqabtirida baahidada ku salaysan:    Anagoo kugu adeegeyna goobtaada iyo qiimo ku raali galiya in...
19/01/2020

Waxaan diyaar u nahay haqabtirida baahidada ku salaysan:






Anagoo kugu adeegeyna goobtaada iyo qiimo ku raali galiya intaba

Dhamaan Adeegyada ay bixiso shirkadda Amiira Express Goob walba ayaan kuugu adeegeynaa
09/01/2020

Dhamaan Adeegyada ay bixiso shirkadda Amiira Express

Goob walba ayaan kuugu adeegeynaa

Viisooyinka aad ka heli kartaan shirkadda Amiira Express Ku hel Qiimo ku raali galiya iyo waqti kooban
03/01/2020

Viisooyinka aad ka heli kartaan shirkadda Amiira Express

Ku hel Qiimo ku raali galiya iyo waqti kooban

Waxaan kuugu adeegeynaa goob walbaWaxaana kuu adeegeynaa goor kasta
28/12/2019

Waxaan kuugu adeegeynaa goob walba

Waxaana kuu adeegeynaa goor kasta

Ku so dhawaada Adeegyada shirkada Amiira Express
23/12/2019

Ku so dhawaada Adeegyada shirkada

Amiira Express

Ku so dhawaada Amiira Express Waxay kuu qaban doontaa dhamaan adeegyada la xariira safarada sidal:-WaxbarashadaCaafimaad...
21/12/2019

Ku so dhawaada Amiira Express

Waxay kuu qaban doontaa dhamaan adeegyada la xariira safarada sidal:-

Waxbarashada
Caafimaadka
Dalxiiska IWM

Fadlan pageka like saar si ay kuu soo gaaraan adeegyadeena.
Mahadsanidiin

Address

Maka Al Mukarama Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

0614290000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiira Express posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amiira Express:

Share