01/09/2026
VISA SERVICE – WEHLIYE TRAVEL SERVICE AGENCY
Ma rabtaa inaad si fudud oo kalsooni leh u hesho Visa-da safarkaaga?
Wehliye Travel Service Agency waxay kuu diyaarisaa adeeg Visa oo hufan, degdeg ah, iyo xirfad leh.
Dalal badan oo aan ka shaqeyno:
🇦🇪 UAE • 🇹🇷 Turkey • 🇬🇧 UK • 🇨🇦 Canada • 🇫🇷 France • 🇸🇦 Saudi Arabia & dalal kale.
Adeegyadeenna:
✅ Diyaarinta & hubinta dokumentiyada
✅ La-talin Visa
✅ Buuxinta codsiga
✅ Hagitaan tallaabo-tallaabo ah
✅ Adeeg lagu kalsoonaan karo
+252 615 526 020
[email protected]
WEHLIYE TRAVEL SERVICE AGENCY
Your Travel Companion