13/03/2023
Kusoo dhawoow cumrada bisha Barakeysan ee ramadaan oo aad kuheli karto qiimo jaban iyo adeeg tayo sare leh.
Waxaan idiin diyaarinay cumro ramadaan 0o dhamaystiran (Umrah Package ) 15 maalmood kana kooban
1. Umrah Visa
2. flight Ticket Go and Back ah
3. Hotel xaramka u dhow
4. Gaadiidki maka iyo Madiina kugeyn lahay
5. Booqashada goobaha cibaadada ah iyo goobaha taariikhiga ah
Waysocotaa isdiiwqan galinta Fadlan Nagala soo xiriir Whatsapp +252612119998
ama nagu soo booqo xarunteena Muqdisho kasoo horjeedka immigration ka wayn ee shaqalaha wadada Makkah Al-Mukaramah.