Raagsan Educational And Travel Service

Raagsan Educational And Travel Service Waa shirkadda Raagsan groups of companies qeeybteeda safarada Soo dhawoow mudane/marwo waxaan Soo saarnaa Viisooyinka wadamada afrika, Asia, iyo Europe.

Shirkadda Raagsan Educational and travel service waxay si deg deg ah kugu soo saareysaa visooyinka wadamada hoos ku xusa...
24/08/2022

Shirkadda Raagsan Educational and travel service waxay si deg deg ah kugu soo saareysaa visooyinka wadamada hoos ku xusan . Waxaan idin kugu adeegeenaa qiima macquul ah iyo dagdagsiiimo.

Jimco wanaagsan dhamaanUmaada muslimka ah gaar ahaan umadaSoomaaliyeed
19/08/2022

Jimco wanaagsan dhamaan
Umaada muslimka ah gaar ahaan umada
Soomaaliyeed

Shirkadda Raagsan Educational and travel service waxay idin haysaa Visooyinka wadamada hoos ku xusan. Waxaan idin kugu a...
16/08/2022

Shirkadda Raagsan Educational and travel service waxay idin haysaa Visooyinka wadamada hoos ku xusan. Waxaan idin kugu adeegeenaa qiima macquul ah iyo dagdagsiiimo.

BismillahWaxa sharaf weeyn inoo ah in maanta xafiska Raagsan group of companies ey naguso booqdeen Asxbti aan waxbarasho...
08/08/2022

Bismillah
Waxa sharaf weeyn inoo ah in maanta xafiska Raagsan group of companies ey naguso booqdeen Asxbti aan waxbarasho wadaaga aheyn in muda ah aan wada joognay dalka bagaladhesh halkas oo aan nolosha juhdigeeda iyo halaganka kusowada qadany waxan iska wareysanay aqbarta iyo axwaasha
Mahadsanidin
Raagsan group of companies
Raagsan Educational And Trave
Team BD

Bangladesh Visa!!!Macaamiil Waxaan diyaar kuula nahay inad si dag dag ah u heshan visaha dal ku galka dalka Bangladesh w...
08/08/2022

Bangladesh Visa!!!

Macaamiil Waxaan diyaar kuula nahay inad si dag dag ah u heshan visaha dal ku galka dalka Bangladesh waqti gaban iyo qima jaban.

Jimco wanaagsan dhamaantiin
05/08/2022

Jimco wanaagsan dhamaantiin

  Waqti yar ku hel visaha Dalka Masar .
03/08/2022



Waqti yar ku hel visaha Dalka Masar .

Shirkada Raagsan Educational & Travel Service  Waxay idiin haysaa visooyinka dal kugalka . 1= Kenya2= uganda3=South Suda...
01/08/2022

Shirkada Raagsan Educational & Travel Service Waxay idiin haysaa visooyinka dal kugalka .
1= Kenya
2= uganda
3=South Sudan
4=South Africa

Jimco wanaagsan Macaamiisha oo dhami, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed.Welcome to  educational &  travel service .
29/07/2022

Jimco wanaagsan Macaamiisha oo dhami, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Welcome to educational & travel service .

Duulimaadyada gudaha dalka waa ku diyaar dhamaan gobolada dalka.
28/07/2022

Duulimaadyada gudaha dalka waa ku diyaar dhamaan gobolada dalka.




OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSIISArdayda soomaaliyeed ee jecel ineey wax ku Bartaan jaamacadaha dunida, waxaan idi...
23/06/2022

OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSIIS

Ardayda soomaaliyeed ee jecel ineey wax ku Bartaan jaamacadaha dunida, waxaan idiin heeynaa fursad waxbarasho oo full scholarship ah oo adiga oo gurigaaga jooga aad wax uga Baran karto jaamacadaha ugu waaa weeyn uguna waxbarashada fiican ee dalka India sidookalana Aaad heli doonto shahaado heer Caalami ah markii Aad dhameeyso jaaamacadda.

F:G (MASTER DEGREE ONLY)

Hadaba haddii Aad daneeyneeyso waqtiga oo cayiman aaawgeed Horay usoo gaar xarumaheena oo ku kala yaal muqdisho, iyo hargeysa.

Xarunta muqdisho kala xiriiir : 0611643931/0611643032
Address: Km-4 Giyaajo Business Center Flour2

Xarunta hargeysa kala xiriiir
:0634762318 /510188
Adress : Ali Mataan Area ,Oriental

Address

Km4 Giyaajo Business Center Flower 2
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raagsan Educational And Travel Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category