Shakir General Trading

Shakir General Trading Shakir General Trading is the sole agent and distributer of well-known brands from around the world.

its diverse product offering, affordable pricing, on-time deliveries, and high-quality items.

28/08/2026

Wax kabaro nuucyada kala duwan ee alpet oil & xaaladaha la isticmaallo.

Dhammaan xarumaheenna ayaad ka helaysaa.

Wax ka ogow muhiimada ay leedahay saliida matoorka waqtigeeda lagu badalo
24/08/2026

Wax ka ogow muhiimada ay leedahay saliida matoorka waqtigeeda lagu badalo

Waxaan aad ugu faraxsanahay guddoomidda Abaalmarinta Shirkadda Ugu Fiican Ganacsiga Guud, oo ay sannad walba bixiso Soma...
22/08/2026

Waxaan aad ugu faraxsanahay guddoomidda Abaalmarinta Shirkadda Ugu Fiican Ganacsiga Guud, oo ay sannad walba bixiso Somali Business Awards

Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan codbixiyeyaashii nagu aaminay abaalmarintan. Guushani waxay nagu dhiirrigelinaysaa inaan sii wadno dadaalka, tayada adeegga iyo horumarinta ganacsigeena.

Matoorkaagu wuxuu mudanyahay inuu helo daryeelka alpet oil si ay kaaga yaraato qarashka sameynta,  islamarkaanna cimri d...
19/08/2026

Matoorkaagu wuxuu mudanyahay inuu helo daryeelka alpet oil si ay kaaga yaraato qarashka sameynta, islamarkaanna cimri dheer shaqeeyo.

Hadda kasoo dalbo 323 ama nagu soo booqo xarumaheenna

Hambalyo Guuleystaha Saxay Saadaasha Jaalleyaasha la bixiyay kulankii k**a dambeysta ahaa ee Super cup
13/08/2026

Hambalyo Guuleystaha Saxay Saadaasha Jaalleyaasha la bixiyay kulankii k**a dambeysta ahaa ee Super cup

Saadaali imisa jaalle ayuu bixin doonnaa garsoore cartan kulanka caawa oo ku guuleyso $30.
12/08/2026

Saadaali imisa jaalle ayuu bixin doonnaa garsoore cartan kulanka caawa oo ku guuleyso $30.

Hadda dhammaan taayiradaan waxaad ka helaysaa xarumaheennaAma nagala soo xiriir 323
11/08/2026

Hadda dhammaan taayiradaan waxaad ka helaysaa xarumaheenna

Ama nagala soo xiriir 323

Waxaan hambalyo u direynaa dhammaan ardayda ku baastay imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Gobolka Banaadir.H...
09/08/2026

Waxaan hambalyo u direynaa dhammaan ardayda ku baastay imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Gobolka Banaadir.

Horumar & guulo kale ayaan idin rajeynaynaa

Wax ka ogow xaaladaha ay marto saliida matoorka gawaarida!
08/08/2026

Wax ka ogow xaaladaha ay marto saliida matoorka gawaarida!

Tijaabi maskaxdaada oo iskuday jawaabta su'aashaan?
01/08/2026

Tijaabi maskaxdaada oo iskuday jawaabta su'aashaan?

Address

2nd Street, Bakaro
Mogadishu
323

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+25261-1111150

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shakir General Trading posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shakir General Trading:

Shortcuts

Share