04/07/2019
Maamulka Shirkada Orange ayaa shir laqaatay maamulka Medicine Hospital oo booqasho ku jooga magalada Muqdisho, wada hadalkan aya daba socday heshiis horay u dhexmaray shirkada Orange iyo isbitaalkan ku yaala dalka Turkiga.
Ugu danbeyn labada dhinac waxay isku raacen in bukaanada Soomaaliyeed oo danenayo Turkiga in ay caafimaad u aadaan ay shirkada bilaweyso diyarintoda halka isbitaalkana kaalintiisa uu ciyaari doono