18/08/2022
Alle Yaaraxma Raaximiin Tacsi iyo Duco: Marxuum Walaal Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi
Innaa Lillaahi waa innaa Illaahi raajucuun waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan reer Abwaan Hadraawi Anagoo uga tacsiyaynayna
Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Alla Ha U
Naxariistee Marxuum Mohamed ibraahim
Warsame ( Hadraawi ) Waxaan Allaah Uga
Baryaynaa Hadraawi inuu Janadiisa fardawsa
ka waraabiyo, Qoyskiisa, Iyo Eheladiisa iyo Asxaabtiisina ka Samirsiiyo Aamiin Aamiin Aamiin.