Dajiye moving service

Dajiye moving service RARISTA GURYAHA FADHIYADA JIIFAFKA AYADOO HAL SHEY LAGAA JABIN “DAJIYE MOVING SERVICE” BAA KAHELEYSAA

18/08/2025

26/07/2025

Shoqo cusub ゚ Shaafinho Munasar Maxamed Cali Aadan Muumin

25/07/2025

shaqo cusub ゚ Shaafinho Munasar Maxamed Cali Aadan Muumin

12/07/2025

RARISTA GURYAHA WALIBA QIIMO MACQUUL AH ゚Shaafinho Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed

Kuguur Dajiye Moving service      ゚   Cali Aadan MuuminMunasar MaxamedShaafinho
10/07/2025

Kuguur Dajiye Moving service ゚ Cali Aadan MuuminMunasar MaxamedShaafinho

HADA NALASOO XARIIR SI GURIGAAGA LAGUU RARO AYADOON HAL SHEY LAGAA JABIN     🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴      ゚
04/07/2025

HADA NALASOO XARIIR SI GURIGAAGA LAGUU RARO AYADOON HAL SHEY LAGAA JABIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ゚

01/07/2025

DAJIYE MOVING SERVICE +252617925325

Dajiye Moving Service Waa wehelkaaga guuritaanka iyo alaab rarista Waxaa laguu adeegayaa ayadoo Hal shey lagaa jabin iyo...
30/06/2025

Dajiye Moving Service Waa wehelkaaga guuritaanka iyo alaab rarista Waxaa laguu adeegayaa ayadoo Hal shey lagaa jabin iyo qiimo kuraaligaliya 🚚.

Adeegyada aan bixino
1: Furfirista jiifafka, fadhiya, iyo alaabta waaweyn ee jabka laga ilaalinaayo.
2: xirxirista alaabta ayadoo loo diyaarinaayo qaadintaan.
3: diyaarinta gurigaaga dhan loo diyaarinaayo guuritaan adigoo far qaadin.
4: Rarista alaabta Waliba qaab xirfadeysan.
5: Dajinta alaabta iyo galinta ama saarista dabaq sare.
6: goglida guriga iyo alaab walbe Meeshaa rabto in laguu dhigo.
7: Raali galinta macamiisheena iyo waji furnaan.

Dajiye haqabtirahaaga baahida qaadista iyo dhigista gurigaaga Waliba adigoon halshey nuuxin.

Address

Albarako
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dajiye moving service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share