Asim treval agency

Asim treval agency Asim travel agency provides domestic & international ticket, hajj & umrah packages, visa assistance.

HABEEN WACAN MACAAMIISHEENA! Macamiilsheena sharfta leh way buuxsantay cumradaan i.a cumrada xigta
21/06/2026

HABEEN WACAN MACAAMIISHEENA! Macamiilsheena sharfta leh way buuxsantay cumradaan i.a cumrada xigta

Hambalyo dhamaan umada islaamka munaasabada sanad ka cusub ee hijra waxaa alle wayne way diisanaynaa inuu inooga dhigo s...
15/06/2026

Hambalyo dhamaan umada islaamka munaasabada sanad ka cusub ee hijra waxaa alle wayne way diisanaynaa inuu inooga dhigo sanad barwaaqo iyo baraara leh.

1 MUHARRAM 1448 H

MUHARRAM MAXAA AF SOOMALI LAGU DHAHAA? HA FIIRIN COMMENTS KA

MACAMIIL TANI WAA MARKAAGA 🫵Ma doonaysaa macamiil inaad cumraysato waxaan kuu haynaa adeeg cumro oo dhamaystiran kuso dh...
13/06/2026

MACAMIIL TANI WAA MARKAAGA 🫵

Ma doonaysaa macamiil inaad cumraysato waxaan kuu haynaa adeeg cumro oo dhamaystiran kuso dhawaaw Asim treval agency

Kusii darsoo hadad inoo keento 10 macamiil oo inaga laga goosta cumrooyinkooda waxaad heli doonta CUMRO FREE AH
haa waa CUMRO FREE AH.

Follow naso dheh si aad halkan uga faa'ido

GUULEESTAHA ABAALMARINTA JIMCAHAHambalyo macamiil Saalim Daacad oo ku guuleystey abaalmarinta jimcaha, waxayna shirkada ...
12/06/2026

GUULEESTAHA ABAALMARINTA JIMCAHA

Hambalyo macamiil Saalim Daacad oo ku guuleystey abaalmarinta jimcaha, waxayna shirkada Asim treval agency ugu talagashay lacag 10$

macamiil nagala soo xiriir massenger ka page ka.

Si aad uhesho abaalmarianada follow naso dheh
waa inoo jimcaha xiga i.a mahadsanidiin dhamaantiina.

JIMCO WANAGSAN MACAMIIL Tijaabi nasiib kaaga oo kuguuleyso 10$ Oo qabso 🕳50 - 85✨️number kamida ➡️Shuruudaha➡️Follow soo...
12/06/2026

JIMCO WANAGSAN MACAMIIL
Tijaabi nasiib kaaga oo kuguuleyso 10$
Oo qabso 🕳50 - 85✨️number kamida
➡️Shuruudaha
➡️Follow soo dheh page kaan
➡️Like saar postigaan
➡️Shere dheh postigaan
➡️Ku mentoin gareey ugu yaraan 5 qofood
➡️F.G qofkaan kasoo bixin shuruudahaas
Mid kamida waxba heli maayo
Qofka kaadanbeeya ee buuxiya ayaa leh
➡️mahadsanid macamiil

See les

Ma doonaysaa visaha kenya?macamiil waxaan kuu haynaa dal ku galka ama visha wadanka kenya waxaana laguugu soo saari doon...
11/06/2026

Ma doonaysaa visaha kenya?

macamiil waxaan kuu haynaa dal ku galka ama visha wadanka kenya waxaana laguugu soo saari doona wax ka yar 1 maalin

Wixii faahfaahin dheeraadi ah nagala soo xiriir numberka ciwaanka saaran mahadsanid

JUMA MUBARRAK MACAAMIILWaxaan kuu haynaa dhamaan ticketda duulimaadyada dunida iyo dalbidda visa yinka kusoo dhawaaw gam...
11/06/2026

JUMA MUBARRAK MACAAMIIL

Waxaan kuu haynaa dhamaan ticketda duulimaadyada dunida iyo dalbidda visa yinka kusoo dhawaaw gamco furan
Hadafkeenu waa qancinta macamiilkeena

RUKUMO ASIM TRAVEL AGENCY

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asim treval agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category