Tripsoom Travel agency Hajj and Umrah service

Tripsoom Travel agency Hajj and Umrah service ✈️ TRIPSOOM TRAVEL AGENCY HAJJ AND UMRAH
Safar fudud, qiimo jaban & adeeg lagu kalsoonaan karo.

Adeegyadeena:

🌍 International Flight Tickets –Asia, Africa, Europe,USA
🇸🇴 Local Flights gudaha Somalia
🛂 Visa Services
🏨 Hotel Booking
🕋 Hajj and Umrah

19/08/2026

✈️🌍 INTERNATIONAL FLIGHTS — SAFARKAAGA HALKAN KA BILOW!

Muqdisho → Dubai | Nairobi | Istanbul | Jeddah | Cairo | Europe & Worldwide 🌎

📲 Book Now: 0770328770 / 0617963430
Tripsoom Travel Agency — Safar fudud, adeeg lagu kalsoonaan karo.

Fududee Safarkaaga! ✈️🌍 Hel Dal-ku-galkaaga (Visa) Sida Ugu Dhaqsaha Badan.Ma qorsheynaysaa safar ganacsi, caafimaad, sh...
18/08/2026

Fududee Safarkaaga! ✈️🌍 Hel Dal-ku-galkaaga (Visa) Sida Ugu Dhaqsaha Badan.

Ma qorsheynaysaa safar ganacsi, caafimaad, shaqo ama dalxiis? Tripsoom Travel Agency waxay kuu haysaa xalka ugu fiican. Waxaan si fudud oo hufan kuugu diyaarinaynaa fiisooyinka dalal kala duwan adigoo ku helaya muddo kooban iyo qiimaha ugu raqiisan suuqa!
Qaar ka mid ah Adeegyada Fiisooyinka aan bixinno:
🇰🇪 Kenya: Ku hel muddo 48 Saac gudahood ah.
🇮🇳 India (Visa Caafimaad): Si fudud ugu hel 14 cisho gudahood.
🇶🇦 Qatar (Visa + Iqaamo 1 Sano): Shaqo iyo deganaansho, diyaar ah 7 cisho gudahood.
🇪🇬 Masar & 🇺🇬 Uganda: Ku hel muddo 3 ilaa 5 cisho ah.
Sidoo kale Malawi, South Sudan, Pakistan iyo E-Visa Soomaaliya.
Kalsoonidaada waa hadafkeena. Hel adeeg tayo leh, oo lagaa haqabtiro dhammaan baahiyahaaga safarka.
👇 Hadda Nala Soo Xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeri ah ama aad u dalbato:
📞 Nambarada: 252 770328770
📍 Xarunta: Degmada Howl-wadaag, Suuqa Bakaaraha, Agagaarka Masjidka Abu Hureyra dabaqada SNT Floor 2.Tripsoom Travel agency Hajj and Umrah service

Safarkaaga ha noqdo mid FUDUD, AAMIN & nidaamsan! 🇰🇪Visa sax ah ✅Ticket sax ah ✅Adeeg lagu kalsoonaan karo ✅🇰🇪 Kenya — $...
17/08/2026

Safarkaaga ha noqdo mid FUDUD, AAMIN & nidaamsan! 🇰🇪

Visa sax ah ✅
Ticket sax ah ✅
Adeeg lagu kalsoonaan karo ✅

🇰🇪 Kenya — $210 oo keliya!
📲 Nala soo xiriir: 0770328770

Tripsoom Travel Agency — Safarkaaga ayaan kuu fududeyneynaa.

16/08/2026

🇸🇴✈️ Hambalyo Soomaaliya!

Waa war rajo iyo farxad weyn xambaarsan. Dib-u-soo-noqoshada Somali Airlines waxay noqon kartaa guul taariikhi ah iyo tallaabo weyn oo loo qaaday horumarka Soomaaliya. 🇸🇴❤️

Insha Allah, cirka adduunku mar kale wuxuu arki doonaa diyaaradaha Somali Airlines. ✈️🇸🇴

Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed!
Soomaaliya guul weyn ha gaarto. 🇸🇴

HAMBALYO HAMBALYOTripsoom Travel Agency waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaank...
15/08/2026

HAMBALYO HAMBALYO

Tripsoom Travel Agency waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Fasalka 12-aad, gaar ahaan ardayda kaalmaha h**e galay. 🏆📚

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon iyo guul joogto ah. 🌟

Hambalyo guuleystayaal! 🇸🇴❤️
TripSoom Travel agency Hajj and Umrah

14/08/2026

Aden adde international airport

Jimco wanaagsan dhamaan macaamiisha nagu xiran.       #
14/08/2026

Jimco wanaagsan dhamaan macaamiisha nagu xiran.

#

🌎 Dunida Ku Wareeg Adigoo Ku Kalsoon Tripsoom Travel Agency. || nagu soo booqo xarunteena oo ku taala Bakaaro daarta STN...
04/08/2026

🌎 Dunida Ku Wareeg Adigoo Ku Kalsoon Tripsoom Travel Agency. || nagu soo booqo xarunteena oo ku taala Bakaaro daarta STN ama nagala soo xiriir ☎️http://wa.me/+252770328770

03/08/2026

🚨Mar dambe k**a wal-wali doontid Safarkaaga || nagu soo booqo xarunteena oo ku taala Bakaaro daarta STN ama nagala soo xiriir ☎️http://wa.me/+252770328770

Address

Bakaaro Area Masjid Abu Dabaqa SNT Floor 2
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 06:00 - 11:30
13:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tripsoom Travel agency Hajj and Umrah service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category