SAS Logistics Services LTD

SAS Logistics Services LTD SAS logistics waa company udiyaarsan in uu kaa haqabtiro tikidada iyo visooyinka iyo alaab dirista

03/05/2026

Well come Gys noogu kaalay shaqo leh amaano iyo dag dagsiimo iyo qiimo jaban
SAS Logistics Services LTD

29/04/2026

Soo dhawaaw macmiil SAS Logistics Services LTD

Asc Dhamaan macaamiisheena waxaan idin leenaay Eid wng sn  # saslogistcs
20/03/2026

Asc Dhamaan macaamiisheena waxaan idin leenaay Eid wng sn
# saslogistcs

  logistics service Jimco wng sn dhamaan macaamiisha nagu xiran
06/03/2026

logistics service Jimco wng sn dhamaan macaamiisha nagu xiran

03/01/2026

*SAS Logistics and Services Limited*

Waxeey idiin haysaa adeeg *cargo* oo tayo sare leh, kaas oo alaabtaada Muqdisho kaga qadaaya oo Nairobi si degdeg ah kugu geynaaya iyo sidoo kale adeeg calami ah sida Yurub oo dhan, Ameerika, Canada, iyo dhammaan waddamada Carabta.
πŸ“ *Muqdisho kala xariir*

πŸ“žπŸ“² Call & WhatsApp
Salmo Abdi: +252 61 5353694

πŸ“ *Nairobi kala xariir*

πŸ“žπŸ“² Call & WhatsApp
Mohamud Abdi: +254725778 573
πŸ“¦ Kalsooni, degdeg, iyo adeeg hufan β€” meel kasta oo aad u dirsaneeyso waan ku haynaa oo xitaa gudaha dalka ah.

27/12/2025

Soo dhawaada aqyaarta sharafta leh

20/12/2025

Asxaabta waxaan idin haynaa big discount inta laga gaaraayo sanadka cusub alaab meel kasta aad u rabtid so dhawada

07/12/2025

Address

Hodan District
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAS Logistics Services LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share