24/01/2026
BILE EXPRESS –waa Wakiilk ganacsi,
Kasoo kaga dalbaaya alaabta aad uu baahantahay suuqyada caalamka sida Alibaba, Shein, Amazon iyo suuqyo kale oo caalami ah.
balse aadan garanayn sida loo dalbado ama loo keeno?
👉 Bile Express ayaa kuu fududaynaya!
📦 Sida ay u shaqeyso:
• Adigu soo dir linkiga alaabta aad rabto
• Anaga ayaan kuu dalbeyna, kuu hubinayna.
• Kadibna si ammaan ah kuugu keeneyna Soomaaliya 🇸🇴
🤝 Waxaan si gaar ah u caawinaa:
✔ Ganacsatada
✔ Dhalinyarada bilaabaya ganacsi
✔ Qof walba oo doonaya inuu ka adeegto suuqyada caalamiga ah
Bile express wuxuu utaagan yahy Degdeg, kalsooni iyo adeeg tayo leh.
👉 Bile Express – Dooro, Dalbo, Hadda Hel!