Macruuf Travel and Cargo Agency

  • Home
  • Macruuf Travel and Cargo Agency
Call Contact the business

Macruuf Travel and Cargo Agency Waxaan nahay shirkad safar oo bixisa adeegyo lagu kalsoonaan karo sida fiisayaasha, tigidyaada duulimaadyada, iyo adeegyada kargo oo ammaan ah.

Hadafkeennu waa inaan kuu fududeyno safarkaaga, qiimo macquul ah, iyo adeeg macaamill oo heer sare ah.

Waxaan ka cudur daaraneynaa dib u dhaca  ku yimid soo bandhigista natiijadan, taas oo ay sabab u ahayd cilad farsamo oo ...
05/05/2026

Waxaan ka cudur daaraneynaa dib u dhaca ku yimid soo bandhigista natiijadan, taas oo ay sabab u ahayd cilad farsamo oo ku timid page-ka. 🙏

waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa Mushtaaq Ducaale oo ku guulaysaty saadaalinta natiijada ciyaartii xiisaha lahayd ee Manchester City vs Arsenal. ⚽🔥



vs

𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔PREMIER LEAGUE SUPER SUNDAY 𝕄𝔸ℕℂℍ𝔼𝕊𝕋𝔼ℝ ℂ𝕀𝕋𝕐 𝕍𝕊 𝔸ℝ𝕊𝔼ℕ𝔸𝕃Saadaali oo ku guuleyso  $ 𝟭𝟬𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖:1. Follow dh...
19/04/2026

𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔

PREMIER LEAGUE SUPER SUNDAY
𝕄𝔸ℕℂℍ𝔼𝕊𝕋𝔼ℝ ℂ𝕀𝕋𝕐 𝕍𝕊 𝔸ℝ𝕊𝔼ℕ𝔸𝕃
Saadaali oo ku guuleyso $ 𝟭𝟬

𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖:

1. Follow dheh page-ka Facebook
2. Like saar page
3. Share dheh post-ga
4. post-ga ka mention garey ugu yaraan 3 qof
5. saadaalinta waxa ay ku egtahay marka la baasto ciyaarta.
F.G: Hadii aadan buuxin shuruudaha, qofka buuxiya ee ka dambeeya ayaa heli doona abaal marinta.
Macruuf Travel and Cargo Agency
Highlites

Hambalyo Guuleystaha ciyaartaℂ𝕙𝕖𝕝𝕤𝕖𝕒  𝔽𝕔 𝕍𝕤  𝕄𝕒𝕟𝕔𝕙𝕖𝕤𝕥𝕖𝕣 ℂ𝕚𝕥𝕪Yahye Sugaale Macruuf Travel and Cargo Agency Highlites
19/04/2026

Hambalyo Guuleystaha ciyaarta
ℂ𝕙𝕖𝕝𝕤𝕖𝕒 𝔽𝕔 𝕍𝕤 𝕄𝕒𝕟𝕔𝕙𝕖𝕤𝕥𝕖𝕣 ℂ𝕚𝕥𝕪
Yahye Sugaale
Macruuf Travel and Cargo Agency
Highlites

🚀 𝗕𝗜𝗚 𝗗𝗜𝗦𝗖𝗢𝗨𝗡𝗧Ku hel visa Kenya qiimo jaban! 🇰🇪✈️💰 ➝ $170 kaliya📌 Adeeg degdeg ah & kalsooni leh📌 Fududeyn dhammaan habk...
14/04/2026

🚀 𝗕𝗜𝗚 𝗗𝗜𝗦𝗖𝗢𝗨𝗡𝗧
Ku hel visa Kenya qiimo jaban! 🇰🇪✈️
💰 ➝ $170 kaliya
📌 Adeeg degdeg ah & kalsooni leh
📌 Fududeyn dhammaan habka visa-da
🎒 Ha sugin fursadan! Safarkaaga Kenya maanta bilow.
📞 Nala soo xiriir hadda si aad uga faa’iidaysato qiimaha dhimista ah!
https://wa.link/dh0fz1




𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔PREMIER LEAGUE SUPER SUNDAY ℂ𝕙𝕖𝕝𝕤𝕖𝕒  𝔽𝕔 𝕍𝕤  𝕄𝕒𝕟𝕔𝕙𝕖𝕤𝕥𝕖𝕣 ℂ𝕚𝕥𝕪Saadaali oo ku guuleyso $5️⃣𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖:1. Follo...
12/04/2026

𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔

PREMIER LEAGUE SUPER SUNDAY

ℂ𝕙𝕖𝕝𝕤𝕖𝕒 𝔽𝕔 𝕍𝕤 𝕄𝕒𝕟𝕔𝕙𝕖𝕤𝕥𝕖𝕣 ℂ𝕚𝕥𝕪

Saadaali oo ku guuleyso $5️⃣

𝙎𝙝𝙪𝙧𝙪𝙪𝙙𝙖𝙝𝙖:

1. Follow dheh page-ka Facebook
2. Like saar page
3. Share dheh post-ga
4. post-ga ka mention garey ugu yaraan 3 qof
5. saadaalinta waxa ay ku egtahay marka la baasto ciyaarta.
F.G: Hadii aadan buuxin shuruudaha, qofka buuxiya ee ka dambeeya ayaa heli doona abaal marinta.
Macruuf Travel and Cargo Agency
Highlites

Macruf Travel & Cargo waxay diyaar kula  tahay duulimaadyo todobaadle ah oo u dhexeeya Muqdisho iyo Nairobi.🗓️ Sunday Fl...
11/04/2026

Macruf Travel & Cargo waxay diyaar kula tahay duulimaadyo todobaadle ah oo u dhexeeya Muqdisho iyo Nairobi.
🗓️ Sunday Flights Available
📍 Mogadishu ⇄ Nairobi
🎟️ Qiimo jaban & adeeg la isku halayn karo
Hadda book garee safarkaaga oo ka faa’iidayso adeeg tayo sare leh! 🌍





Nagala soo xiriir linkiga Whatsupka hoose
https://wa.link/dh0fz1

Ciid wanaagsanتقبل الله منا ومنكم صالح الاعمالMacruuf Travel and Cargo Agency   Highlites
19/03/2026

Ciid wanaagsan
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
Macruuf Travel and Cargo Agency

Highlites

JUMA MUBARAKMacruuf Travel and Cargo Agency
27/02/2026

JUMA MUBARAK
Macruuf Travel and Cargo Agency

Macruuf Travel and Cargo Agency ka hel Ticketyada Dalka iyo Dibadda.Nagala soo xiriir linkiga Whatsupka hoosehttps://wa....
23/02/2026

Macruuf Travel and Cargo Agency ka hel Ticketyada Dalka iyo Dibadda.
Nagala soo xiriir linkiga Whatsupka hoose
https://wa.link/dh0fz1
Highlites

JIMCO WANAAGSANMacruuf Travel and Cargo Agency Highlites
20/02/2026

JIMCO WANAAGSAN
Macruuf Travel and Cargo Agency
Highlites

Address

Waberi Shaqaalaha

Telephone

+252615633609

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macruuf Travel and Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Macruuf Travel and Cargo Agency:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed transport service?

Share