10/08/2026
FURSAD SHAQO β 6 BOOS OO ALAABAHA AH (LOGISTICS)
π’ FURSAD SHAQO β 6 BOOS OO ALAABAHA AH (LOGISTICS)
Marhaba Service waxay qaadanaysaa shaqaale buuxiya 6 boos oo Logistics/Alaabaha ah, kuwaas oo ka shaqayn doona:
π Shaygosh
π Dhagaxbur
π Qabribayax
π Dire Dawa
π Wajaale, Ethiopia
π Wajaale, Somaliland
Shuruudaha:
π Shahaadada koowaad ee Jaamacadda (Bachelorβs Degree) ee Logistics, Supply Chain Management, Business Administration ama qayb la mid ah.
πΌ Khibrad shaqo oo ugu yaraan 2 sano ah.
π₯ Xirfadaha Hoggaaminta iyo awoodda maamulka shaqada.
π© Codsiga waxaa lagu soo hagaajinayaa:
Xafiiska Maamulka Marhaba Service, Jigjiga ama
π§ Email: [email protected]
β° Wakhtiga uu xidhmayo codsigu: Khamiista, 13-ka bishan.