Zayd Cargo & Logistics Ltd

Zayd Cargo & Logistics Ltd We are freight forwarder in UK. if you needs arrange shipment from UK to Worldwide. Please contact u

23/02/2022
Macaamiisha Sharafta leh ee ku xidhan Zayd Cargo waxaan la socodsiinaynaa in uu Containerkii Sep 2021 uu baxaayo 13 Sep....
05/09/2021

Macaamiisha Sharafta leh ee ku xidhan Zayd Cargo waxaan la socodsiinaynaa in uu Containerkii Sep 2021 uu baxaayo 13 Sep. Haddaba ha moogaan in aad la soo xidhiidho Zayd Cargo & Logistics Ltd.

19/07/2021
CIID MUBAARIK DHAMAAN MACAAMIISHA KU XIDHAN ZAYD CARGO. SANNADKAA SANADKIISA ILLAAHAY CAAFIMAAD QAB HA INAGU GAADHSIIYO ...
19/07/2021

CIID MUBAARIK DHAMAAN MACAAMIISHA KU XIDHAN ZAYD CARGO. SANNADKAA SANADKIISA ILLAAHAY CAAFIMAAD QAB HA INAGU GAADHSIIYO . AAMIIN

Dhamaan Macaamiisha Zayd Cargo waxay ogaysiinaysaa in hawlihii dirida baabuurta iyo allaabootinka kale ay si xawliya u s...
23/06/2021

Dhamaan Macaamiisha Zayd Cargo waxay ogaysiinaysaa in hawlihii dirida baabuurta iyo allaabootinka kale ay si xawliya u socdaa. Dhawaan waxa baxaaya Container illaa Berbera . Ha moogaan hadii aad allaab u dirayso wadankii...

Ma u baahan tahay in Allaab iyo Baabuur lagaaga soo qaado wadanka ingriiska oo laguugu keeno dalkii hooyo. Waxaa hawshaa...
13/02/2021

Ma u baahan tahay in Allaab iyo Baabuur lagaaga soo qaado wadanka ingriiska oo laguugu keeno dalkii hooyo. Waxaa hawshaa kuu diyaara in ay kuu qabato Zayd Cargo & Logistics Ltd. Ha moogaan ee horu u gaadh. Kala soo xidhiidh cinwaanada hoos ku qoran.
www.zaydcargo.com
Email. [email protected]
Whatup. 447487707825
Birmingham (UK)
Kayse Iman

Our mission at Zayd Cargo & Logistics is simple: to provide high-quality services in a timely manner. Our team caters to each project’s specific needs to ensure excellence.

Ma u baahan tahay in Allaab iyo Baabuur lagaaga soo qaado wadanka ingriiska oo laguugu keeno dalkii hooyo. Waxaa hawshaa...
02/10/2020

Ma u baahan tahay in Allaab iyo Baabuur lagaaga soo qaado wadanka ingriiska oo laguugu keeno dalkii hooyo. Waxaa hawshaa kuu diyaara in ay kuu qabato Zayd Cargo & Logistics Ltd. Ha moogaan ee horu u gaadh. Kala soo xidhiidh cinwaanada hoos ku qoran.
www.zaydcargo.com
Email. [email protected]
Whatup. 447487707825
Birmingham (UK)
Kayse Iman

Ogaysiis Ogaysiis. Waxaanu ogaysiinaynaa macmiisha  Zayd Cargo and Logistics ee Westmidlands  in uu baxayo  Containerkii...
20/09/2020

Ogaysiis Ogaysiis. Waxaanu ogaysiinaynaa macmiisha Zayd Cargo and Logistics ee Westmidlands in uu baxayo Containerkii September 30th Isla markaaba aanu bilownay ururintii Containerkaa haddii Alla yidhaa yaanu kaa buuxsamin.
Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa.
Mobile. 07487707825 WhatsApp
Email. [email protected]
Website www.zaydcargo.com

19/04/2020

Zayd Cargo ltd is a leading in Westmidlands UK based freight forwarding company. We providing sea freight and air freight service. Request your booking now. We are your best choice.
[email protected]

19/04/2020

We are freight forwarder in UK. if you needs arrange shipment from UK to Worldwide. Please contact u

Address

Birmingham
B100QJ

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zayd Cargo & Logistics Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zayd Cargo & Logistics Ltd:

Share