Amiirka Cas

Amiirka Cas 🌍 Dalxiis β€’ Dhaqan β€’ Horumar β€’ Madadaalo

Ku soo dhawoow safar aqoon iyo xiiso leh! Follow us

19/08/2026

Xabsiga caanka ah ee Gaalshire oo ku yaala Magaalada Garbahaarey Ee Xarunta gobolka Gedo ayaan booqday.

17/08/2026

Safar 120km oo u dhexaysa Garbahaareey iyo baardheere πŸ‘‹

16/08/2026

Kusoo dhawaada Baardheere Fitness center oo ah Gym casri ah oo lagaaga furay Degmada Baardheere.

14/08/2026

Baardheere, Gedo, Jubaland, Somalia.πŸ‡ΈπŸ‡΄

10/08/2026

Nala daawo sida looga caweeyo habaynkii Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo.

Asxaabtaan qofkii aad ka garato soo garee.

09/08/2026

Qabrigii Allaha u naxariistee Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre ayaan booqday oo ku Yaala Magaalada Garbahaarey.

08/08/2026

Baardheere muuqaal dhinacyo badan taabanaya ayaan kasoo wadaa. Muuqaal gareeya.

soo dheh Qof Ree Baardheere ah

06/08/2026

Dalcadda Qalaaaliyow Ee Baardheere.

Baardheere, Magaaladii Cilmiga, Xaddaarada iyo Waxsoosaaarka Dalka.
04/08/2026

Baardheere, Magaaladii Cilmiga, Xaddaarada iyo Waxsoosaaarka Dalka.

01/08/2026

Gomey Hospital Belet-Hawa waxaa imaanaya 29/8/2026 dhaqaatiirka taranka Ragga iyo dumarka kuwaas oo ka socda Global Fertility.

Address

Mandera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiirka Cas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category