Bee Air Service Ltd

Bee Air Service Ltd We offer customer-oriented air services to ensure your aircraft safety, security, and reliability.

Salaama macaamiisha sharafta leh ee Bee Air Service.Bee Air service wexeey idiin soo kordhisay "Lakulan oo Caawi"(Meet a...
10/11/2024

Salaama macaamiisha sharafta leh ee Bee Air Service.

Bee Air service wexeey idiin soo kordhisay "Lakulan oo Caawi"(Meet and Assist Service) waxa loo yaqaano oo ah soo dhaweynta maamuusida sida gaarka ah ee qofka diyaarada gaari gaara inta looga soo qaado safafka dhaadheer lasoo dhinac marsho immigration ka safafkiisana lasoo dhaafsho si dagdag ah loogu adeego kadibna boorsooyinkiisa inta loo raadiyo loosoobiyo isoona wax shaqaa qaban ee shaarkiisa u cadyahay ama dresskeeda u cadyahay ee loo riixaayo alaabta banaanka airport ka cidi ku sugeysay lagu simaayo oo ah adeeg madaxda iyo dadka bulshada dhexdaada caanka ka ah iyo kuwa Alle wax siiyay loogu talo galay.

Cidii daneeyneeesa wexeey toos nagala soo xariiri karaan numbarada ku xusan hoos.

Balanteenu waa shaqo hufan iyo qanaacada macaamiisheena sharafta leh iyo ilaalinta magaca Shirkada Bee Air Service๐ŸŒ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ™๐Ÿพ

Lagu xanto lagu xasuustaa ka horeysa ee maleey xasuustaa horta family and friends?Salaama Family and friends balanteena ...
29/10/2024

Lagu xanto lagu xasuustaa ka horeysa ee maleey xasuustaa horta family and friends?

Salaama Family and friends balanteena waa Bee Air Service Ltd

Waxaa maanta Nairobi islii laga furay   Branch Bee   Air Service oo ah qeybta si gaara u adeegi doonto bulshada  reer Na...
27/10/2024

Waxaa maanta Nairobi islii laga furay Branch Bee Air Service oo ah qeybta si gaara u adeegi doonto bulshada reer Nairobi gaar ahaan reer islii iyo meel walbo aad joogto aduunka daafahiisa adoo gurigaaga joogo xitaa waa laguu adeegayaa

Waxyaabaha Bee Air Service qabata waxaa ka mida iibirta ticketska fududeenta visooyinka iibinta shidaalka diyaarada kireent diyaarada gaarka loo qaato ee safarada gaagaaban iyo wadamada dariskaa haj iyo cumra waxaa idiin shaqeyn doona shaqaalo loo carbiyay ee u diyaarsan u adeegida customerka Bee Air Service ee kusoo dhawaada gacmo furan idinkoo kala xariiraya addresska hoos idin kaga muuqda.

Bee Air service Eastleigh Branch Majir Muriithi Street Hodo Souk Building 5th floor rRoom no.29

+254727020661
+254721282828

Ama booqo web kooda
www.beeairservice.com

Thanks sxbada iyo walaalaha igala soo qeyb galay furitaanka Bee Air Service ee leh masuuliyiin ku dhan bulshada noocyadeeda kala duwan sida xilibaano saraakiil ciidan ganacsato gudoomiyaasha ururaada dhalinyarada haweenka iyo guud ahaan dhalinyarada reer Nairobi mahadsanidiin garab istaagiina waa ii guul๐ŸŒโœˆ๏ธ๐Ÿ™๐Ÿพ

Address

20th Century Plaza Ground Floor Mama Ngina Street
Nairobi
00100

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 13:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bee Air Service Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bee Air Service Ltd:

Share

Ali Mohamed Ali (Ali Arbush Ali Basar)

Beejkan waxaan uga hadli doona arrimaha siyaasada, dhiiragalinta bulshada, iyo Maansooyin quseeya dareenka bulshada Soomaaliyeed.

Mahadsandiin soo dhawaaada.