GeedLaal Group

GeedLaal Group Geedlaal Logistics does Airfright, see fright and Road transport. GeedLaal Group is the business bridge between Africa and Eu countries.

Welcome to our boot at the Global Freight Summit in Dubai UAE ... GSCGeedLaal Group          kenyans in dubai:KID Univer...
18/11/2024

Welcome to our boot at the Global Freight Summit in Dubai UAE ... GSC
GeedLaal Group kenyans in dubai:KID Universal Somali TV Somali Bankers Association UNDP in Somalia

21/05/2024

Isku soo laabasha wacan aqyaarta nagu xeran GeedLaal Group

We started again our logistic services Our offices are inAMSTERDAMMINNESOTA DUBAINAIROBIISTANBUL  We have corroborate of...
21/02/2023

We started again our logistic services
Our offices are in
AMSTERDAM
MINNESOTA
DUBAI
NAIROBI
ISTANBUL
We have corroborate offices in
INDIA
CHINA
PAKISTAN
in different cities.

Plz contact us if you have any questions or requirements.

Thank you.

Cuntada aad ku taqaanay dhulkaaga hooyo baanu ku heynaa.... Diir gaduud  Ganlay, Masago iyo Qamadi
17/11/2018

Cuntada aad ku taqaanay dhulkaaga hooyo baanu ku heynaa.... Diir gaduud Ganlay, Masago iyo Qamadi

Asalaamu Alaykum, We have racieved today our  spaghetti line  LUCE.  If you have any quation how to get our product plz ...
11/05/2017

Asalaamu Alaykum,
We have racieved today our spaghetti line LUCE. If you have any quation how to get our product plz send a E-mail and we repply as soon as possible. Thanks advance.

03/03/2017

A/C Aqyaarta,

GeedLaal waxay idiin soo diyaarisey Baakadaha Alaabta Lagu rido, meel walba ood yurub ka joogto waan kuugu soo diri karnaa.

Alaabtu sida ay iskusoo gaarto baan u diri heyn doonaa insha allaah......... wiig walba ama Bil walba.......

Fadlan nalasoo xeriir wixii faah faahin dheeraad ah ee u baahato.

Waxaan bilownay aruurintii konteenarkii 1aad. waxaana rajeynaynaa in la diro bilowga febraayo ugu danbeystii insha allaa...
17/12/2016

Waxaan bilownay aruurintii konteenarkii 1aad. waxaana rajeynaynaa in la diro bilowga febraayo ugu danbeystii insha allaah !!

15/12/2016

01-01-2017 waxaan bilaabeynaa diritaanka alaabaha, anagoo geyn doono Aduunka meel walbo, waxaanse si gaar ah xooga u saari doonaa waddamada ku yaalo geeska Afrika gaar ahaan waddankeena hooyo Soomaaliya.
Ha moogaan meel walbo oo yurub ka tirsan waan kasoo qaadi karnaa Alaabaha inagoo kuusoo marsiineyno 2 waddo.

Diyaarad: 2 wiig gudaheeda
Markab: ugu badnaan 2 bilood insha allaah.

Adres

Hooilaan 1
Breda
4816CM

Telefoon

+31614391474

Website

http://www.goshippingcargo.com/

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer GeedLaal Group nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen