Midowga Ardada Mustafa Sheikh P S S

Midowga Ardada Mustafa Sheikh P S S Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Ardada Mustafa Sheikh P S S, School transportation service, Baydhabo.

πŸ“’ OGEYSIIS OGEYSIISTababar aqooneed Training announcement  Maalinta arbacada ayaa la qabanayaa barnaamij muhiim ah oo ku...
07/07/2026

πŸ“’ OGEYSIIS OGEYSIIS

Tababar aqooneed
Training announcement

Maalinta arbacada ayaa la qabanayaa barnaamij muhiim ah oo ku saabsan:
πŸ’»Doorka ay kuleeyihiin dhalinyarada horumarka deegaanka bulshada
πŸ‘€ Soo jeediye: Dr Mohamed Hassan Mohamed
πŸ—“ Taariikh: 8 jul 2026
⏰ Waqti: 4:00 PM (Galabnimo)
πŸ“ Goobta: Jaamacada Baydhabo
✨ Barnaamijkan wuxuu diiradda saarayaa dhalinyarada maanta doorka wayn ee ay kuleeyihiin horumarka dalka ee bulshada dhexdeeda
πŸ“’ Ka faa’iidayso fursaddan oo ku baro xirfad mustaqbal leh!

Debate Somalia

19/01/2026

Waad ku mahadsantihiin booqashadiina aad nasoo booqateen warbaahinta media

  (MPSS)πŸ“˜ MID-TERM EXAMINATION πŸ“˜Waxaan ogeysiineynaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta in:πŸ—“ Imtixaanka Mid-Term-kauu bila...
14/01/2026

(MPSS)
πŸ“˜ MID-TERM EXAMINATION πŸ“˜
Waxaan ogeysiineynaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta in:
πŸ—“ Imtixaanka Mid-Term-ka
uu bilaaban doono:
πŸ“… 14th January 2026
πŸ‘¨β€πŸŽ“ Ardayda oo dhan (Primary & Secondary)
πŸ“Œ Fadlan ardaydu ha u diyaar garoobaan imtixaanka, kana soo xaadiraan waqtigiisa.
πŸ“š Education is the key to success
πŸ“² Nagala soco:
Facebook | Instagram | WhatsApp
Mustafa sheikh primary and secondary school

Jumco Mubarak  sheikh pssHoyga Anshaxa iyo Hormarka Familly mustafa sheikh pss  -somalia
02/01/2026

Jumco Mubarak
sheikh pss
Hoyga Anshaxa iyo Hormarka
Familly mustafa sheikh pss
-somalia

Maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed, iskuul Mustafa Sheikh Primary And Secondary school waxay hambalyo iyo bogaadin ...
21/11/2025

Maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed, iskuul Mustafa Sheikh Primary And Secondary school waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed, iyadoo maanta oo ay tahay 21-ka Nofeembar loo asteeyey in si gaar ah loo xuso kaalinta ay macalimiintu bulshada ku leeyihiin.

Maalintan oo ah maalin qiimo badan, waxay fursad u tahay in lagu xuso lana weyneeyo doorka muhiimka ah ee macalimiintu ku leeyihiin horumarinta waxbarashada, kobcinta bulshada, iyo dhisidda jiil aqoon iyo anshax
Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed!
Mahadsanidiin

Afayeenka guud gudiga doorashada iskuul Mustafa sheikh primary Adn secondary school Abduwahid Nor Hassan
13/11/2025

Afayeenka guud gudiga doorashada iskuul Mustafa sheikh primary Adn secondary school Abduwahid Nor Hassan

Hubin kamid ah gudiga doorashada iskuul Mustafa sheikh primary Adn secondary school ee ustd abdulaahi Ali abdi adaawey
13/11/2025

Hubin kamid ah gudiga doorashada iskuul Mustafa sheikh primary Adn secondary school ee ustd abdulaahi Ali abdi adaawey

guudomiiyaha gudiga doorashada iskuul Mustafa sheikh primary Adn secondary school ee ustd Mohamed nishow ali
13/11/2025

guudomiiyaha gudiga doorashada iskuul Mustafa sheikh primary Adn secondary school ee ustd Mohamed nishow ali

Hubin kamid ah gudiga doorashada iskuul Mustafa sheikh primary Adn secondary school Mohamed daa'ud
13/11/2025

Hubin kamid ah gudiga doorashada iskuul Mustafa sheikh primary Adn secondary school Mohamed daa'ud

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardada Mustafa Sheikh P S S posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share