19/03/2026
CIID MUBAARAK! 🌙
Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Beach Logistics Group, waxay dhammaan asxaabta, macaamiisha, iyo umadda Islaamka ugu hambalyaynayaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Waxaan idiin rajaynaynaa ciid ku dhamaata farxad, nabad, iyo barwaaqo.
Ciid Wanaagsan! ✨.