04/10/2025
π’ Raridda Shiinaha β Soomaaliya oo sahlan!
Barwaaqo Cargo waxay ku hagaysaa tallaabo tallaabo β laga bilaabo codsiga qiimaynta ilaa aad ka qaadato shixnaddaada.
π₯ Daawo muuqaalkeena gaaban oo hagitaan ah si aad u aragto sida fudud ee aad noola shaqayn karto.
β
Hab hufan
β
Bixin ammaan ah
β
Gaarsiin lagu kalsoonaan karo
π Ku bilow maanta: www.barwaaqocargo.com
π² WhatsApp: +252 905 708 650