Somgas Burco Branch

Somgas Burco Branch Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somgas Burco Branch, Kasoo Hor Jeedka Darasalaam Bank, Burco.

Kusoo dhawaw somgas company
20/08/2020

Kusoo dhawaw somgas company

Macamishayada sharafta leh waxaanu ugu busharaynaynaa inay  Somgas ka dhex dalban karaan  Appka dhaweeye
09/08/2020

Macamishayada sharafta leh waxaanu ugu busharaynaynaa inay
Somgas ka dhex dalban karaan Appka dhaweeye

TACSI  INAALILAAHI WA INAA ILAHI RAAJICUUN;Maamulka saree ee Somgas Company wuxuu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan ...
09/06/2020

TACSI
INAALILAAHI WA INAA ILAHI RAAJICUUN;
Maamulka saree ee Somgas Company wuxuu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan ehelada, Qaraabada, shaqaala waynaha Dara salaam Bank, Maamulka, Shaqaalaha Salaam Group iyo Dara salaam Bank Geerida ku timid Maareeyihii Guud ee Dara salaam Bank Mohamed H.Ibrahim M***a oo galabta ku geeriyooday Dalka Turkey.
Waxaanu ilaahay uga baryaynaa marxuumka inuu Janatul fardowsa ka waraabiyo, su’aashana u dhibyareeyo, xaqana ku sugo, dhamaanteena Samir iyo iimaan inaga siiyo.

AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

Somgas /Telesom group.

Bushaaro . Bushaaro .Bushaaro  _________________________________Shirkada somgas company waxay ugu bushaaraynaysa dhamaan...
05/05/2019

Bushaaro . Bushaaro .Bushaaro
_________________________________
Shirkada somgas company waxay ugu bushaaraynaysa dhamaan bulsho waynta reer somaliland inay qiimo dhimis kugu samaysay setka gaska 15% bisha barakaysan ee ramadaan awgeeed fadlan ka faadaysta fursadaa qaaliga ah

Bandhig Carweedkii Somgas Burco oo si toosa  ug socdA wasaarada Deegank Burco shirkadu Qiimo dhimista % 15 ayey idinku s...
15/04/2019

Bandhig Carweedkii Somgas Burco oo si toosa ug socdA wasaarada Deegank Burco
shirkadu Qiimo dhimista % 15 ayey idinku samaysay Gaska Iyo Setk dhamaystiranbaaa
Fadlan halaga Faa idaysto fursadaaa

Bushaaro Bushaaro Dhamaan Macaamishayada Sharafta leh waxaanu ugu bushaaraynaynaaa inanuu Qiimo dhimis ugu samaynay setk...
14/04/2019

Bushaaro Bushaaro
Dhamaan Macaamishayada Sharafta leh waxaanu ugu bushaaraynaynaaa inanuu Qiimo dhimis ugu samaynay setka gaska iyo gastaba Maalinta Deeganka Awgeed 15/4/2019 waxaanu idinku soo badhigi doona wasaarada Deeganka Ee gobolka Togdheer Amaa halkii la oo dhan jiray dhirta iyo Daaqa Fadlan Ka faadaysta Fursadaa

07/02/2019

shirkadda SOMGAS, laanteeda burco. waxay kuu haysaa gebi ahaan adeegyadii shirkadda looga bartay, oo ay kamid tahay; shoolado casriya, iyo gaas qiimaheedu ku raali gelin doono.

shaqaale kuu darban ayaa kuu diyaara goor kasta iyo goob kastana kula taagan. hadafkeenna guud waa badbaadada deegaanka, ka raysashada danbaska, degdegsiimo, iyo goobaha cunto karinteenna oo u diyaaarsan si heersare ah. badbaadadu waa laf-dhabarta hadafkeenna.

gacmo furan, goor kasta, iyo goob kasta.
SOMGAS, garabkaaga ha taallo.

Somgas Group Yearly Meeting HQ Hargaisa
21/01/2019

Somgas Group
Yearly Meeting
HQ Hargaisa

Kusoo Dhawoow Somgas Burco Branch, gacmo furan iyo qalbi furan. adeeg ku raali geliya, deg-degsiimo iyo shaqaale aan daa...
20/01/2019

Kusoo Dhawoow Somgas Burco Branch, gacmo furan iyo qalbi furan. adeeg ku raali geliya, deg-degsiimo iyo shaqaale aan daalayn.. waxaanad ka helaysaa noocyada kala duwan ee shooladaha iyo gaaska.

u adeegso si sahlan, degdeg ah, ammaanna ah, werwer la'aan.
(Easy To Use, Save and Fast for cooking).

Address

Kasoo Hor Jeedka Darasalaam Bank
Burco

Telephone

252633000808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somgas Burco Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

SOMGAS, gas distribution comany

SOMGAS, gas distribution company, waxay kuu haysaa shoolado casriya iyo gaas tayadeeda iyo qiimaheeda lala ashqaraaray. macaamiil dabeecad iyo dabacsani leh, oo aan ka daalayn raali gelinta macmiisha, xilli kasta iyo xaalad kasta.

somgas, goor kasta iyo goob kasta, gacantaada ku hayso oo gurigaaga ha taallo. qanacsanaanta macaamiisha ayaa ah ahmiyadda koowaad ee shaqaalaha.

ku soo dhawoow, markale shirkadda SOMGAS. waad ku mahadsan tahay bookhashadaada.