20/08/2026
Gudoomiyaha shirkada super transportation and logistics
Axmed Maxamed Xidig
βWay qurux badan tahay in aad adigoo maamule ah gacanta la gasho oo aad garab istaagto dadka kula shaqeeya. Taasi waxay muujinaysaa hoggaan wanaagsan, waxayna shaqaalaha siinaysaa niyad iyo dhiirrigelin. Shaqadaadu runtii waa mid qurux badan, waxaana muuqata in shaqaalaha iyo maamulka aysan is-hakranayn. πβ€οΈβ