Bixin Company

Bixin Company Shirkadda Bixin Group waa shirkadda Ganacsi oo Qabata Adeegyo Kala Duwan, Adeeg-yadda Aad ka helaysaa

Macmiil waxaan idiin keenay Tasbiix-da Qibla oo ah faraanti iyo tusbax tayadiisuna waa mid aad u sareysa.Dabka wuxuu  ha...
25/09/2023

Macmiil waxaan idiin keenay Tasbiix-da Qibla oo ah faraanti iyo tusbax tayadiisuna waa mid aad u sareysa.

Dabka wuxuu haynayaa 10bari

Waxaad ka heli kartaa bixin spare part

Bixin Spare parts and fuel Station oo ka kooban qaybo  kaladuwan sida shidaalka iyo qalabka Gaadiidka oo si casri ah loo...
04/02/2023

Bixin Spare parts and fuel Station oo ka kooban qaybo kaladuwan sida shidaalka iyo qalabka Gaadiidka oo si casri ah loo dhisay ayaa Laga hirgaliyey degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal.

Munaasibad si heersare ah loosoo agaasimay oo xariga looga jarayey Bixin spare parts and fuel station ayaa waxaa Ka qaybgalay maamulka degmada, Nabadoono, ganacsato iyo qaybaha kaladuwan ee Bulshada

Dhinaca kale Nabadoonadii, Ganacsatadii,
Dhalinyaradii iyo qaybihii kala duwanaa ee bulshada ayaa dhamaantood Soo dhaweeyay bogaadiyeyna xaruntan cusub. Ugu danbayntii gudoomiyaha degmada oo soo xiray
Xaflada ayaa ugu baaqay dadku inay degmada
maalgashadaan Ka maamul ahaana ay Soo
dhawaynayaan.

03/02/2023
01/11/2022

Kusoo dhawaada Qaybaha kala duwan ee Shirkadda Bixin Group.

Kusoo dhawaada Shirkadda Ganacsiga Guud ee Bixin Group Gaar ahaan Qaybta Hard-ware oo aad ka helayso Qalab nooc kasta oo...
27/10/2022

Kusoo dhawaada Shirkadda Ganacsiga Guud ee Bixin Group Gaar ahaan Qaybta Hard-ware oo aad ka helayso Qalab nooc kasta oo aad u baahan tahay.
Nagala soo xiriir: 📞+252907797133 📞0661777001 📞0906798744

Bixin Company ugu kaalay Safarro Raaxa leh, Amaano iyo adeeg hufan oo dagdagsiimo leh.Faahfaahin lasoo xiriir:  📞0907746...
15/10/2022

Bixin Company ugu kaalay Safarro Raaxa leh, Amaano iyo adeeg hufan oo dagdagsiimo leh.

Faahfaahin lasoo xiriir: 📞0907746324 📞0906796877 📞0 906796844 📞0906796744

Jumca Mubarak Dhamaan Macaamiisheena nagala socotaa Boggan
14/10/2022

Jumca Mubarak Dhamaan Macaamiisheena nagala socotaa Boggan

Kasoo dalbo Bixin Company FUEL NOZZLEFaahfaahin lasoo xiriir:  📞0906798744 |  +252 907 797 133  0907778050
11/10/2022

Kasoo dalbo Bixin Company FUEL NOZZLE
Faahfaahin lasoo xiriir: 📞0906798744 | +252 907 797 133
0907778050

Muraayad Haadyo noocyo kala duwan ah  kasoo dalbo waxay diyaar kuugu yihiin  qaybaha Spare Sparts-ka ee Bixin CompanyNag...
19/09/2022

Muraayad Haadyo noocyo kala duwan ah kasoo dalbo
waxay diyaar kuugu yihiin qaybaha Spare Sparts-ka ee Bixin Company

Nagala soo xiriir: 📞+252907797133 📞0661777001 📞0906798744

Address

Main Road
Garowe
252

Telephone

+252907746324

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bixin Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bixin Company:

Share

SHIRKADA BIXIN

SHIRKADA BIXIN WAA SHIRKAD KUU HAYSA ADEEGYADA KALA AH :

1. TRANSPORTATION - SAFARADA

2. SPARE PARTS-KA - QALABKA BAABUURTA

3. PETROL STATION - XARUNTA SHIDAALKA