Safarsame Modern Bus

Safarsame Modern Bus Shirkada Socdaalka Gobolada iyo qaadista
Alaabaha ee Safarsame

Jimco Mubarak Dhamaan umada  mislimiinta waa jimcihii Ramadaan u danbeyey Alle acmaasha  khayriga ah ha inaga aqbilo
13/03/2026

Jimco Mubarak Dhamaan umada mislimiinta waa jimcihii Ramadaan u danbeyey Alle acmaasha khayriga ah ha inaga aqbilo

Shirkada safarsame modern bus Waxa ay Idin so kordhisay Adeega Qaadista Alaabaha ee Hargeisa to Burco, Habeen kasta Iyad...
23/02/2026

Shirkada safarsame modern bus Waxa ay Idin so kordhisay Adeega Qaadista Alaabaha ee Hargeisa to Burco, Habeen kasta Iyada oo Alaabaha lagu so Qaadi dono Wakhtiyada 8:00pm habeenimo ama 4:00 am Subaxnimo
Si joogto Ah inta Lagu gudo jiro Bisha Barakeysan ee Ramadan

Ugu Kaaley Adeeg Hufan oo Tayo leh

So wac πŸ“ž2029
Ama what's up ka: 63 4305491

Shirkadda Safar Same waxaay u hanvalyasynaysaa  dhammaan ummadda Islaamka ah bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Ila...
18/02/2026

Shirkadda Safar Same waxaay u hanvalyasynaysaa dhammaan ummadda Islaamka ah bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Ilaahay ha inaga yeelo kuwii ka qaniimaysta khayrka iyo barakadeeda. Acmaashoodana la aqbalo

Jimco Mubarak Dhamaan Macaamisha Safarsame Modern Bus
13/02/2026

Jimco Mubarak Dhamaan Macaamisha Safarsame Modern Bus

Subax Wanaagsan Dhamaan Macaamisha Safar same modern busπŸ“ž Call center.     2029☎️Hargeisa landline:524888     63 4305491
11/02/2026

Subax Wanaagsan Dhamaan Macaamisha Safar same modern bus

πŸ“ž Call center. 2029
☎️Hargeisa landline:524888

63 4305491

Macmiil waxaad xarumaha shirkadda oo dhan ka heli kartaa Number ka gaaban  ☎️ 2029 fadlan kala xidhiid
09/02/2026

Macmiil waxaad xarumaha shirkadda oo dhan ka heli kartaa Number ka gaaban ☎️ 2029 fadlan kala xidhiid

Sadaali oo Ku Gulayso $30π†πšπ¬π‘πšπšπ§ π‡πšπ«π πžπ’π¬πš 𝐯𝐬 πƒπšπ°π₯𝐚𝐝𝐚 π‡π¨π¨π¬πž π‡πšπ«π πžπ’π¬πšFinalka ciyaararta Somaliland Champoin πŸ”‘Shuruudaha 1:...
04/02/2026

Sadaali oo Ku Gulayso $30
π†πšπ¬π‘πšπšπ§ π‡πšπ«π πžπ’π¬πš 𝐯𝐬 πƒπšπ°π₯𝐚𝐝𝐚 π‡π¨π¨π¬πž π‡πšπ«π πžπ’π¬πš
Finalka ciyaararta Somaliland Champoin
πŸ”‘Shuruudaha
1: like saar pageka
2: follow na dhe pageka
3: share dhe postga
4: Sadaashu Waxay Ku eeg tahay Marka ay Ciyaartu Bilaabmato,

Qofku Wa inu Buxiya Shurudaha Marka ayu Gulaysanaya

Macmiil ka gooso tigidhka Bus-ka Whatsapp adiga oo goobtaada shaqo ama gurigaaga jooga 63 4305491 Ama nagala so xidhiidh...
28/01/2026

Macmiil ka gooso tigidhka Bus-ka Whatsapp adiga oo goobtaada shaqo ama gurigaaga jooga 63 4305491

Ama nagala so xidhiidh lambarka gaaban ee
Call Center ka 2029

iyo Adeeg Tayo leh

Macmiil ma ogtahey in gaadhiga Jarmaadada ee Shirkada Safar Same Modern Bus - Hargeisa to Burco uu Baxo 5:30 am ?Mise ma...
27/01/2026

Macmiil ma ogtahey in gaadhiga Jarmaadada ee Shirkada Safar Same Modern Bus - Hargeisa to Burco uu Baxo 5:30 am ?

Mise ma ogtahey macmiil in adiga oo Guriga jooga ama Goobtada shaqo aad sii Booking garaysan kartid Tikidhka Safar kaga Aroornimo!?

Booking Now

Kala so deg application ka:

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.zoomtech.safarsame

63 4305491

Jumca mubaariak
23/01/2026

Jumca mubaariak

Jumco Mubarak
16/01/2026

Jumco Mubarak

Address

Safarsame Transportation & Cargo
Hargeisa
2522524888

Opening Hours

Monday 05:00 - 20:00
Tuesday 05:00 - 20:00
Wednesday 09:00 - 20:00
Thursday 05:00 - 20:00
Friday 05:00 - 20:00
Saturday 05:00 - 20:00
Sunday 05:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safarsame Modern Bus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Safarsame Modern Bus:

Share