Gardase supplier

Gardase supplier maaro solutions

08/02/2025
Hambalyo Adeero Eng. Maajid Dek   aad ban ugu faraxsanahay hayaanka wax barasho ee aad mudada dheer soo wadday ee aad so...
30/08/2023

Hambalyo Adeero Eng. Maajid Dek aad ban ugu faraxsanahay hayaanka wax barasho ee aad mudada dheer soo wadday ee aad soo afmeertay.

Xildhiban Jamal Aden Diriye  wuxu isku darsaday gobonimo dulqaad dadnimo walal waad u qalantaa xilkaa iyo meel kasii sar...
12/06/2023

Xildhiban Jamal Aden Diriye wuxu isku darsaday gobonimo dulqaad dadnimo walal waad u qalantaa xilkaa iyo meel kasii saraysaba garab kaaganu taaganahay

Jamaal Aden Diiriye musharrax Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland
Waa nin dhalinyaro ah oo aqoon ahaan iyo khibrad ahaanba ka soo baxaya hogaaminta golaha wakiilada Cid maanta kaga munaasibsani ma jirto

21/04/2023

Ciid wanaagsan dhammaan umadda islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, Ilaahay ciiddan ciiddeeda badhaadhe iyo barwaaqo ha innagu gaadhsiiyo, acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo qabanayna Eebbe ha innaga aqbalo oo miisaanka xasanaadka ha innoogu daro.

09/03/2023
06/03/2023
25/11/2022
Grande 110 Qimaha 4000Mudo ayaa la watay
25/11/2021

Grande 110
Qimaha 4000
Mudo ayaa la watay

Address

Hargeisa

Telephone

+252634062002

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gardase supplier posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gardase supplier:

Share