Safar Salaama Transportation and Cargo

Safar Salaama Transportation and Cargo Kasoo horjeedka Dawladda hoose ee Hargeisa ama masjid Jaamaca.

08/04/2023

Macaamiishayada kala duwan e naga soo codsanaya akonka aan ku leenahay facebook e u ka buuxsamay waxan leenahay pageka inoo follow iyo like gareeya halkasad kala soconaysan wixi dhaqdhaqaaqa e shirkadda

Ha moogaan Wakhtiyada Cusub ee ay Soo kordhisay Shirkada Safar Salaama Transportation and Cargo. -Ceerigaabo: 10:00PM. H...
31/03/2023

Ha moogaan Wakhtiyada Cusub ee ay Soo kordhisay Shirkada Safar Salaama Transportation and Cargo.

-Ceerigaabo: 10:00PM. Habeenino. Taraawiixda kadib. hadaad doonayso inaad Ceerigaabo Gaadho 11ka Subaxnimo iyo wixii ka horeeyaba waa Kuu diyaar shirkadu.
-Har: 08:00AM. Subaxnimo haday hurdado kula tagto ama aad si kaleba u daahdo anagaa kuu diyaar ah.

Ha moogaan Macmiil isbedelka weyn  ee samaysey Shirkada Safar Salaama Transportation and Cargo.   Rakaabka   Alaabta.
30/03/2023

Ha moogaan Macmiil isbedelka weyn ee samaysey Shirkada Safar Salaama Transportation and Cargo.
Rakaabka Alaabta.

20/07/2022

Aad baanu ugu mahad celinayna macaamishayada Sharafta badan La.aantin waxba ma ahaan lahayn wixi talo iyo tusaalena diyaar baan u nahay

Shirkadda Safar Salaama Transportation waxay ugu bushaaraynaysaa dhamaan dadwaynaha u kala goosha gobolada si gaar ahaan...
06/02/2022

Shirkadda Safar Salaama Transportation waxay ugu bushaaraynaysaa dhamaan dadwaynaha u kala goosha gobolada si gaar ahaaneed gobolka awoowayasha ama quruxda ama wax soo saarka e Sanaag inay idin hayso Safaro raxa le iyo qaybti alaabaha oo aad si fudud u gaarsiin karto meeshi aad la rabtay iyadoo aamin ah islamarkana ay degdegsimaduna ay la mataan tahay shirkadda bushaarada kale aan idin wadnana waa in qiima dhimisti abid u balaadhnaydna anu sanadka la kowsay isla markaana wax ka badalna lagu samayn doono saacadaha safarka e guuraha ahna
La soco wixi soo cusubnada pageka aan ku leenahay amareegta facebooka e Go Ceerigaabo

17/01/2022

Gudoonsiintii $50kii Doolar ee saadaaliye shucayb warsame Xayir oo safarsalama xafiiskeeda ku gudoonsiisay manta marlabaad Hanblyo shucayb

Saadaaliyihii  Guuleystey ciyaartii   Horyaalkii  Horyaalda  soomalind Ee kooxa D Hose cerigaabo  vs Godir  police  Hrgy...
16/01/2022

Saadaaliyihii Guuleystey ciyaartii Horyaalkii Horyaalda soomalind
Ee kooxa
D Hose cerigaabo vs Godir police Hrgysa

Safarsalama Transportation and marwa Tourism. Waxaa ku Guuleystay

.
Hanblyo Hanbalyo shucayb iyo dhamaan intii ka qaybqaadatey saadasha ciyaarta

Waxaan idiin Rajeynayaa inaad ku xidhnaataan SHIRKADA shacbka Safarsalama Transportation & marwa Tourism.

Saadaali.  Oo  ku Guulayso  $50  ciyaarta Finalka ah Beri dhex Mari doonta  Dawlda Hoose  ee ceerigaabo             VsKo...
15/01/2022

Saadaali. Oo ku Guulayso $50 ciyaarta Finalka ah Beri dhex Mari doonta

Dawlda Hoose ee ceerigaabo Vs
Kooxda Booliska Goodir Hargaysa

Shuruudaha


#50 doolar waxaa ku guulaysan ďoona Qofka ugu Horeeya ee sisaxa u saadaaliya ciyaarta

FG ku xidhnow shirkada safar salaama and marwa Tourism

Hanblyo  Hanblyo   Hanblyo Guul aan   lasoo koobi karin  bay   shirkada  safar salaama  Transportation (Go cerigaabo)   ...
13/01/2022

Hanblyo Hanblyo Hanblyo

Guul aan lasoo koobi karin bay shirkada safar salaama Transportation (Go cerigaabo) udireysaa. Cago dahblayaasha iyo Gacmo dahblaha laacibka sandka LOOOGARDAM. ee kooxda D H Ceerigaabo
Oo Finalkii koobka chanbionka somaliland ugudubtay manta

Guulaysta Guulaysta insha alaah koobkana

10/01/2022

Dalxiis oo dalkana baro

Address

Dawlada Hoose Ee Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252637447444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safar Salaama Transportation and Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Safar Salaama Transportation and Cargo:

Share