DIRA

DIRA XAWAALADDA ALAABAHA

CIID WANAAGSAN dhammaantiin. Shirkadda Dira waxa ay dhammaan macaamiisheeda sharafta leh meel kasta oo ay joogaan u raja...
19/07/2021

CIID WANAAGSAN dhammaantiin. Shirkadda Dira waxa ay dhammaan macaamiisheeda sharafta leh meel kasta oo ay joogaan u rajaynaysaa ciid farxadeed.

๐Ÿ’ปDIRA
WhatsApp : +880 131 2019 143
Instagram: shirkaddadira
Email: info@shirkaddadira
Www.shirkaddadira.com

Macmiilka sharafta badanoow,Shirkadda Dira waxa ay kuugu bushaaraynaysaa munaasibadda weyn ee ciidal fitriga. Kula ciida...
13/05/2021

Macmiilka sharafta badanoow,

Shirkadda Dira waxa ay kuugu bushaaraynaysaa munaasibadda weyn ee ciidal fitriga. Kula ciida Qoysaskiina, asxaabta iyo ehalladiina farxad iyo rayn rayn.

Ciid Mubaarik ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’

04/05/2021

U GAAR AH RAGGA: Haddii aad doonayso sannadkan in aad African Dress ama Khamiis shidan ku ciiddo annaga nalasoo xidhiidh. Discount waalan ayaanu samaynnay 25% ๐Ÿ™†๐Ÿพโ€โ™‚๏ธ. Alaab cajiib ahna waannu haynnaa. Waxa intaas kuu dheer in magaalo kasta oo Soomaalilaan ah aad hadda naga helayso ama ugu yaraan agent aannu ku leenahay, alaabtiina taallo ๐Ÿ‘๐Ÿฝ. Yaanay kaa dhammaannin haddeerba.

Somalia ๐Ÿ“ฒ 063 4398814
WhatsApp : +880 131 2019 143
Instagram: shirkaddadira
Email: info@shirkaddadira
Www.shirkaddadira.com

JIMCE WANAAGSAN MACMIIL,Shirkadda Dira waxa ay dhammaan macaamiisheeda ku baraarujinaysaa in afar(4) Maalmood oo keli ah...
05/03/2021

JIMCE WANAAGSAN MACMIIL,

Shirkadda Dira waxa ay dhammaan macaamiisheeda ku baraarujinaysaa in afar(4) Maalmood oo keli ahi ka hadheen raridda container(40โ€) kii Bangladesh ka baxayay bisha March2021 ee waddammada Somalia iyo Somaliland(BERBERA).

Qabashada badeecaduhu waxa ay xidhmaysaa habeennimada 9ka bishan aynu ku jirno. Fadlan h**e u gaadh macmiil.

Mahadsanid
DIRA
Bangladesh

Happy to be working with Maersk Line ๐Ÿค the largest international container shipping company.๐Ÿ›ฉ & ๐Ÿ›ณ SHIRKADDA DIRA ๐Ÿ’ปWhatsA...
24/02/2021

Happy to be working with Maersk Line ๐Ÿค the largest international container shipping company.

๐Ÿ›ฉ & ๐Ÿ›ณ SHIRKADDA DIRA

๐Ÿ’ป
WhatsApp : +880 131 2019 143
Instagram: shirkaddadira
Email: info@shirkaddadira
Www.shirkaddadira.com

20/02/2021

Shirkadda Dira waxa ay macaamiisheeda sharafta leh ee uu ka buuxsamay Containerkii bishan kasoo baxayay Waddanka Bangladesh ka raalligelinaysaa cidhiidhiga ku dhacay soo kala horraynta darteed.

Shirkadda Dira waxa ay marwaliba u taagan tahay raalligelinta iyo u adeegidda dhammaan macaamiisheeda. Waxa aannu si degdeg ah uga hawlgeli doonnaa qabashada Alaabaha container cusub oo isla bisha Saddexaad(March) ee inagu soo aaddan u baxa Waddankeennii.

Mahadsanidiin

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DIRA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DIRA:

Share