24/08/2026
Premier Airlines waxay kuu fududaynaysaa safarkaaga adigoo helaya dabacsanaan iyo raaxo dheeraad ah. Ku safar kalsooni adigoo ka faa’iidaysanaya Free Cancellation, Free Change iyo adeeg kuu oggolaanaya inaad qorshayso safarkaaga wakhtiga kugu habboon. Hargeysa, Muqdisho iyo Nairobi—hal safar, fursado aan xad lahayn. Book Now!